{"id":40394,"date":"2017-10-01T04:30:11","date_gmt":"2017-10-01T01:30:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40394"},"modified":"2017-10-01T04:35:07","modified_gmt":"2017-10-01T01:35:07","slug":"magaalada-cadaado-ee-xarunta-kmg-galmudug-oo-laga-saarey-ciidamo-farabadan-iskana-soo-horjeedo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/magaalada-cadaado-ee-xarunta-kmg-galmudug-oo-laga-saarey-ciidamo-farabadan-iskana-soo-horjeedo\/","title":{"rendered":"Magaalada Cadaado ee Xarunta kmg Galmudug oo laga saarey Ciidamo Farabadan iskana soo horjeedo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/ciidamo-isku-dhaf.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40395\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/ciidamo-isku-dhaf.jpg\" alt=\"\" width=\"985\" height=\"739\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/ciidamo-isku-dhaf.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/ciidamo-isku-dhaf-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 985px) 100vw, 985px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaannada labada gole ee labadii cisho ee la soo dhaafayba ku sugnaa Cadaado ayaa ku guuleystay in ay dibeda uga ssaaran magaalada ciidamo la sheegay in ay qeyb ka ahaayeen xasarada siyaasadeed ee Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamadan qaarkood oo sitay Tuutaha militariga Soomaaliya kuna hubeysnaa gadiidka dagaalka ayaa la sheegay in la geeyay deegaanka Gelinsoor ee Gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaano iyo Senator ka tirsan labada Aqal Soomaaliya ayaa ku guuleystay in ciidamada ay ka saaraan magaalada, si aanay xaalada uga sii darin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaannada ayaa sheegay in ay sii wadayaan howlaha kale ee u harsan, gaar ahaan dib u heshiisiinta iyadoo aan wali wax xal ah laga gaarin khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya madaxda Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xaalada degmada Cadaado oo maalmihii la soo dhaafay aheyd mid kacsan kaddib markii ay gudaha u soo galleen ciidamo kala taabacsan dhinacyada siyaasada isku haya ayaa maanta u muuqatay mid ka yara degan sidii hore.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/ciidamo-isku-dhaf.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40395\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/ciidamo-isku-dhaf.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"576\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/ciidamo-isku-dhaf.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/ciidamo-isku-dhaf-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaannada labada gole ee labadii cisho ee la soo dhaafayba ku sugnaa Cadaado ayaa ku guuleystay in ay dibeda uga ssaaran magaalada ciidamo la sheegay in ay qeyb ka ahaayeen xasarada siyaasadeed ee Galmudug. Ciidamadan qaarkood oo sitay Tuutaha militariga Soomaaliya kuna hubeysnaa gadiidka dagaalka ayaa la sheegay in la geeyay deegaanka Gelinsoor ee Gobolka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40395,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40394","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40394","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40394"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40394\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40397,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40394\/revisions\/40397"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40395"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40394"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40394"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40394"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}