{"id":40383,"date":"2017-10-01T02:43:35","date_gmt":"2017-09-30T23:43:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40383"},"modified":"2017-10-01T02:47:54","modified_gmt":"2017-09-30T23:47:54","slug":"gb-galmudug-cali-gacal-casir-oo-ku-eedeeyey-xildhibaanadii-labada-aqal-ee-cadaado-tageyin-ay-dhinac-ahaayeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/gb-galmudug-cali-gacal-casir-oo-ku-eedeeyey-xildhibaanadii-labada-aqal-ee-cadaado-tageyin-ay-dhinac-ahaayeen\/","title":{"rendered":"G\/B Galmudug Cali Gacal Casir oo ku eedeeyey Xildhibaanadii labada Aqal ee Cadaado tageyin ay dhinac ahaayeen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/cali-gacal-casir1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40384\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/cali-gacal-casir1.jpg\" alt=\"\" width=\"907\" height=\"511\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/cali-gacal-casir1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/cali-gacal-casir1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 907px) 100vw, 907px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa eedeyn u jeediyay xildhibaannadii labada Aqal ee dhawaan Cadaado u tagay dhameynta khilaafka siyaasadeed ee soo kala dhaxgalay mas\u2019uuliyiinta maamulka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha ayaa sheegay in xildhibaannada aysan marnaba ka run sheegin ka hadalka qodobada asalka u ah khilaafka ka taagan Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Annaga markii aan is aragnay waxaa u sheegnay qodobada leysku hayo ee markii horeba khilaafka taagan sababay, waxey noo sheegeen in aysan arintaa u imaan, laakiin ay doonayaan oo kaliya in ay dhinacyada iska soo horjeeda isku keenaan\u2019\u2019 ayuu yiri guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">Cali Gacal Casir ayaa sheegay in xildhibaannadan aysan marnaba soo hadal qaadin go\u2019aankii madaxtooyada Galmudug ay ka qaadatay khilaafka Khaliijka iyo xil ka qaadistii xildhibaannada baarlamaanka ay ku sameeyeen madaxweyne Xaaf oo ah labada qodob ee ugu weyn khilaafka taagan,<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug ayaa meesha ka saaray eedeynta loo jeedinayo dowladda federaalka ee ah in ay faragalin ku heyso siyaasada Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Dadka in la marin habaabiyo ma\u2019ah, khilaafkan waa mid u dhaxeeya mas\u2019uuliyiinta Galmudug ma\u2019aha eedeynta in meel aysan jirin lala aado, ma jirto wax saameyn ah oo dowladda federaalka ay ku leedahay arimahan\u2019\u2019 ayuu yiri Cali Gacal Casir.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaannadii labada Aqal ee dhawaan tagay Cadaado ayaa war ay soo saareen ku sheegay in uu guuldaresytay dadaalkii ee dhinacyada isaga soo horjeeda Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40288\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40290\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40289\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40291\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa eedeyn u jeediyay xildhibaannadii labada Aqal ee dhawaan Cadaado u tagay dhameynta khilaafka siyaasadeed ee soo kala dhaxgalay mas\u2019uuliyiinta maamulka. Guddoomiyaha ayaa sheegay in xildhibaannada aysan marnaba ka run sheegin ka hadalka qodobada asalka u ah khilaafka ka taagan Galmudug. \u2018\u2019Annaga markii aan is aragnay waxaa u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40384,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40383","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40383","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40383"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40383\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40386,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40383\/revisions\/40386"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40384"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40383"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40383"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40383"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}