{"id":40369,"date":"2017-10-01T00:34:18","date_gmt":"2017-09-30T21:34:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40369"},"modified":"2017-10-01T00:48:39","modified_gmt":"2017-09-30T21:48:39","slug":"dalka-turkiga-oo-maanta-muqdisho-ka-furtey-saldhig-milatery-casri-ahmaxaa-loo-isticmaalayaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/dalka-turkiga-oo-maanta-muqdisho-ka-furtey-saldhig-milatery-casri-ahmaxaa-loo-isticmaalayaa\/","title":{"rendered":"Dalka Turkiga oo Maanta Muqdisho ka Furtey Saldhig Milatery Casri ah\/Maxaa loo isticmaalayaa?."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/saldhig-ciidan-turki.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40370\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/saldhig-ciidan-turki.jpg\" alt=\"\" width=\"890\" height=\"465\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/saldhig-ciidan-turki.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/saldhig-ciidan-turki-300x157.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 890px) 100vw, 890px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Saldhiggan oo noqonaya kii ugu ballaarnaa oo laga dhiso meel ka baxsan dalka Turkiga ayaa waxaa mar kaliya lagu tababari karaa 1500 oo Askari sida ay sheegeen saraakiisha Turkiga<\/p>\n<p align=\"justify\">Munaasabada furitaanka ayaa waxaa lagu wadaa in ay ka qeybgallaan mas\u2019uuliyiinta ugu sareysa dalka, taliska military Turkiga, saraakiisha ciidamada AMISOM ee nabada ilaalinta u jooga Soomaaliya iyo marti sharaf kale.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maalintii shalay waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray taliyaha guud ee ciidamada military \u2013ga dalka Turkiga oo lagu magacaabo Hulusi Akar oo maanta ka qeybgali doona munaasabada furitaanka xaruntan military.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saldhiggan military ayaa saaran cirifka deegaanka Jasiira ee magaalada Muqdisho waxaana uu kulaalayaa badweynta Hindiya isaga oo ku fadhiya dhul dhan 4km oo isku wareeg ah, iyadoo mar kaliya ay seexan karaan 1500 oo askari iyo ciidamada kale ee ilaalada ka ah xarunta military.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale Saldhiggan ayaa leh garoomo lagu cayaaro kubadda, Masjid lagu tukado Salaada,\u00a0 iyo goobo lagu nasto.<\/p>\n<p align=\"justify\">Turkiga ayaa sanadihii ugu danbeeyayba ku howlanaa hergalinta mashaariic kala duwan oo wax weyn ka badalay muuqaalka iyo bilicda caasimada waxaana ka mid ah dhismaha Ex Isbitaalkii hore ee Digfeer oo hadda ka mid ah goobaha ugu qurxoon caasimada sidoo kale Turkiga ayaa ka hergaiiyay dalka dugsiyo waxbarasho iyo mashaariic kale.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0<img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/hiiraan.com\/images\/2017\/Sept\/2017930636423298785083203Turkiga-ciidamo.jpg\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\">Xaruntan military ee maanta laga daah furayo Muqdisho ayaa wax weyn ka tari doona qorshaha dowlada ee dhismaha ciidamo isku dhaf ah oo heer Qaran kuwaa oo la filayo in ay amniga dalka kala wareegaan ciidamada howlgalka midowga Africa AMISOM.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40288\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40290\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40289\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40291\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saldhiggan oo noqonaya kii ugu ballaarnaa oo laga dhiso meel ka baxsan dalka Turkiga ayaa waxaa mar kaliya lagu tababari karaa 1500 oo Askari sida ay sheegeen saraakiisha Turkiga Munaasabada furitaanka ayaa waxaa lagu wadaa in ay ka qeybgallaan mas\u2019uuliyiinta ugu sareysa dalka, taliska military Turkiga, saraakiisha ciidamada AMISOM ee nabada ilaalinta u jooga Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40370,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40369","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40369","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40369"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40369\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40374,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40369\/revisions\/40374"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40370"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40369"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40369"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40369"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}