{"id":40350,"date":"2017-09-29T21:15:39","date_gmt":"2017-09-29T18:15:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40350"},"modified":"2017-09-30T02:46:29","modified_gmt":"2017-09-29T23:46:29","slug":"bassaboorka-soomaaliya-khubaro-qiimeyneysa-oo-dhawaan-dalka-soo-gaari-doona-sida-uu-sheegey-agaasimaha-haydda-socdaalka-koofi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/bassaboorka-soomaaliya-khubaro-qiimeyneysa-oo-dhawaan-dalka-soo-gaari-doona-sida-uu-sheegey-agaasimaha-haydda-socdaalka-koofi\/","title":{"rendered":"Bassaboorka Soomaaliya KHubaro Qiimeyneysa oo DHawaan Dalka Soo gaari doona Sida uu sheegey Agaasimaha Hay&#8217;dda Socdaalka KOOFI."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/bassaporka-soomaaliya.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40351\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/bassaporka-soomaaliya.jpg\" alt=\"\" width=\"805\" height=\"582\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/bassaporka-soomaaliya.jpg 484w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/bassaporka-soomaaliya-300x217.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 805px) 100vw, 805px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Agaasimaha guud ee hay\u2019adda socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya Maxamed Aadan Jimcaale Koofi ayaa sheegay in dhawaan dalka soo gaari doonaan khubaro reer Yurub ah oo sida uu hadalka u dhigay qiimeyn ku sameyn doona habka bixinta Baasaboorka Soomaaliga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay in ujeedada socdaalka khubarada reer Yurub ee imanaya tahay bal in ay arkaan habka loo bixiyo Baasaboorka Soomaaliga iyo dariiqa kala duwan ee loo maro qaadashadiisa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay in ay jiraan dalal badan oo su\u2019aalo ka keenay habka lagu bixiyo Baasaboorka, imaatinka khubaradan kadibna ay jawaab heli doonaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Madaama aan dalalkooda ugu tagnay una soo sharaxnay Baasaboorka Soomaaliga ah iyo habka loo qaato, iyagana waxaa ay arki doonaan arintaa iyada ah, sidaa ayeeyna u imanayaan\u2019\u2019 ayuu yiri Agaasimaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale waxaa uu sheegay Agaasime Koofi in dadaal dheeri ah ay ku bixinayaan in la yareeyo cabashada shacabka ee la xiriirta qaadashada Baasaboorka., wuxuun sidoo kale tilmaamay in hada muwaadin kasta uu si dhaqsi leh ku heli karo Baasaboorka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40288\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40290\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40289\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40291\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Agaasimaha guud ee hay\u2019adda socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya Maxamed Aadan Jimcaale Koofi ayaa sheegay in dhawaan dalka soo gaari doonaan khubaro reer Yurub ah oo sida uu hadalka u dhigay qiimeyn ku sameyn doona habka bixinta Baasaboorka Soomaaliga. Waxaa uu sheegay in ujeedada socdaalka khubarada reer Yurub ee imanaya tahay bal in ay arkaan habka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40351,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40350","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40350","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40350"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40350\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40353,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40350\/revisions\/40353"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40351"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40350"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40350"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40350"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}