{"id":40346,"date":"2017-09-29T20:56:20","date_gmt":"2017-09-29T17:56:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40346"},"modified":"2017-09-29T20:58:13","modified_gmt":"2017-09-29T17:58:13","slug":"magaalada-muqdisho-oo-uu-maanta-soo-gaarey-taliyaha-guud-ee-ciidanka-dalka-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/magaalada-muqdisho-oo-uu-maanta-soo-gaarey-taliyaha-guud-ee-ciidanka-dalka-turkiga\/","title":{"rendered":"Magaalada Muqdisho oo uu Maanta Soo gaarey Taliyaha Guud ee Ciidanka Dalka Turkiga."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/taliye-ciidan-turki.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40347\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/taliye-ciidan-turki.jpg\" alt=\"\" width=\"930\" height=\"523\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/taliye-ciidan-turki.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/taliye-ciidan-turki-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 930px) 100vw, 930px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa goor dhaw garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ka soo degay taliyaha guud ee ciidamada Turkiga Hulusi Akar iyo wafdi uu hoggaaminayo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa taliyaha iyo wafdigiisa ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cade taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Gen Axmed Jimcaale Geedi, danjiraha Turkiga ee Soomaaliya Ambassador Olgan Baker, saraakiil ciidan iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan dowladda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ammaanka magaalada Muqdisho ayaa si weyn loo adkeyeeyay, waxaana wadooyinka waa weyn lagu arkayaa Ciidamo hubeysan, meelaha qaarna magaalada looma in ay maraan gaadiidka dadweynaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Socdaalkan taliyaha iyo wafdiga la socda ayaa la sheegay in uu horudhac u yahay wafdi ballaaran oo ka socda dalka Turkiga kaasi oo ka qeybgali doona munaasabadda xarigga loooga jarayo xarun ciidan oo Turkiga ka hirgeliyayay magaalada Muqdisho, taasi oo loogu tala galay in lagu tababaro ciidamada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Turkiga ayaa dhismaha saldhigan waxa ay ku bixisay dhaqaale gaaraya 50 Million oo Dollar, waxaana la bilaabay dhismaha Saldhigan Bishii March ee sanadkii hore.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40288\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40290\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40289\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40291\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa goor dhaw garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ka soo degay taliyaha guud ee ciidamada Turkiga Hulusi Akar iyo wafdi uu hoggaaminayo. Waxaa taliyaha iyo wafdigiisa ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cade taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Gen Axmed Jimcaale Geedi, danjiraha Turkiga ee Soomaaliya Ambassador Olgan Baker, saraakiil ciidan iyo masuuliyiin kale oo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40347,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40346","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40346","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40346"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40346\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40349,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40346\/revisions\/40349"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40347"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40346"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40346"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40346"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}