{"id":40311,"date":"2017-09-28T01:48:07","date_gmt":"2017-09-27T22:48:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40311"},"modified":"2017-09-28T01:49:33","modified_gmt":"2017-09-27T22:49:33","slug":"mweyne-xaaf-oo-kulan-la-qaatey-xildhibaano-ka-tirsan-labada-aqal-ee-dawladda-federaalka-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/mweyne-xaaf-oo-kulan-la-qaatey-xildhibaano-ka-tirsan-labada-aqal-ee-dawladda-federaalka-ah\/","title":{"rendered":"M\/weyne Xaaf oo Kulan La Qaatey Xildhibaano ka Tirsan labada Aqal ee Dawladda Federaalka ah."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/xaaf-kulan-xildhibaano.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40312\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/xaaf-kulan-xildhibaano.jpg\" alt=\"\" width=\"879\" height=\"659\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/xaaf-kulan-xildhibaano.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/xaaf-kulan-xildhibaano-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 879px) 100vw, 879px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Mudanayaal ka tirsan Labada Aqal ee dowladda oo gaaray magaalada Cadaado ayaa kulan la leh madaxweynaha Galmudug la sheegay in kalsoonida lagala noqday Axmed Ducaalle Geelle Xaaf.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wafdiga tagay Cadaado ayaa waxaa hogaaminaya guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Aqalka sare Abshir Bukhaari, waxaana sidoo kale ka mid ah tiro kale oo xildhibaanno ah oo dhamaantood laga soo doorto deegaannada Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wararka ayaa sheegaya in xildhibaanada ay kulamo gaar gaar la qaadan doonaan dhinacyada kala duwan, ayna ka dhageysan doonaan tabashadooda iyo waxa ay qabaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Arrintan ayaa ka dambeysay kaddib markii Xildhibaano ka tirsan Galmudug ay sheegeen inay xilka ka qaadeen Madaxweyne Xaaf, iyadoo war saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha lagu taageeray go\u2019aanka Xildhibaanada Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Xaaf oo warbaahinta la hadlay ayaa beeniyay in xilka laga qaaday, isagoo xusay in toban xildhibaan oo meel isugu tagay aysan xilka ka qadi karin.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40288\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40290\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40289\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40291\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mudanayaal ka tirsan Labada Aqal ee dowladda oo gaaray magaalada Cadaado ayaa kulan la leh madaxweynaha Galmudug la sheegay in kalsoonida lagala noqday Axmed Ducaalle Geelle Xaaf. Wafdiga tagay Cadaado ayaa waxaa hogaaminaya guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Aqalka sare Abshir Bukhaari, waxaana sidoo kale ka mid ah tiro kale oo xildhibaanno ah oo dhamaantood laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40312,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40311","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40311","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40311"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40311\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40314,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40311\/revisions\/40314"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40312"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40311"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40311"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40311"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}