{"id":40287,"date":"2017-09-28T00:19:05","date_gmt":"2017-09-27T21:19:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40287"},"modified":"2017-09-28T00:19:28","modified_gmt":"2017-09-27T21:19:28","slug":"mweyne-xaaf-oo-been-aguur-ku-tilmaamey-xilka-qaadis-la-sheegey-in-xubno-baarlamaan-ku-sameeyeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/mweyne-xaaf-oo-been-aguur-ku-tilmaamey-xilka-qaadis-la-sheegey-in-xubno-baarlamaan-ku-sameeyeen\/","title":{"rendered":"M\/weyne Xaaf oo Been Aguur ku Tilmaamey Xilka Qaadis la sheegey in Xubno baarlamaan ku sameeyeen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/xaaf.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40292\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/xaaf.jpg\" alt=\"\" width=\"859\" height=\"483\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/xaaf.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/xaaf-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 859px) 100vw, 859px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowlad gobolleedka Galmudug oo xildhibaanno ku shiray Cadaado sheegeen in xilka laga qaaday ayaa tallaabadaas ku tilmaamay waxba kama jiraan, waxaana uu beeniyay in ay jireen xildhibaanno ku shiray Cadaado.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Xildhibaanno halkan ku shiray oo xilka iga qaaday ma jiraan, waxaan rabaa in aan kuu sheego xildhibaanno aan ka badneyn 10 ruux ayaa guri fariistay ayaa leygu yiri oo warkan soo saaray, marka arintaa waa iska sharci darro, xildhibaanno ka badan 60 ayaa hadda fadhiya oo la yaaban warkaa isaga ah\u2019\u2019 ayuu yiri Xaaf.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mar wax laga weydiiyay eedeynta loo jeedinayo ee ah in uusan ogoleyn in ay shiraan xildhibaannada islamarkaana guddoomiyihii baarlamaanka Galmudug uu xabsi ku guri ku yahay Cadaado waxaa uu Yiri\u2019\u2019 Waa been guddoomiye xiran ma jiro, xaalada magaalada ayaa iska kacsan, marka laamaha amniga ayaa u sheegay oo kaliya inta xiisada laga dajinayo in uu yareeyo soc socdka magaalada\u2019\u2019<\/p>\n<p align=\"justify\">Xaaf ayaa ku eedeeyay dowladda Soomaaliya in ay ka danbeyso arimaha dhacaya oo idil, isaga oo tallaabadan ku tilmaamay mid la mid ah go\u2019aankii xilka looga qaaday madaxweynihii Hirshabeelle.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Dowladda federaalka ayaa mas\u2019uuliyada oo dhan qaadeysa iyada ayaa ka danbeysa, tallaabadanna waxaa ay la mid tahay wixii ka dhacay Hirshabeelle\u2019\u2019 ayuu yiri Xaaf.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay in ay sharci darro tahay in Lix bilood ka hor laga keeno mooshin xilka looga qaadayo, madaama uu hadda Afar bilood oo kaliya xilka hayo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa qoraal ay saartay waxaa ay ku baaqday in loo hogaasamo go\u2019aanka ay gaaraan xildhibaannada baarlamaanka Galmudug ee xilka looga qaaday madaxweynaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40288\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40289\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40290\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40291\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad gobolleedka Galmudug oo xildhibaanno ku shiray Cadaado sheegeen in xilka laga qaaday ayaa tallaabadaas ku tilmaamay waxba kama jiraan, waxaana uu beeniyay in ay jireen xildhibaanno ku shiray Cadaado. \u2018\u2019Xildhibaanno halkan ku shiray oo xilka iga qaaday ma jiraan, waxaan rabaa in aan kuu sheego xildhibaanno aan ka badneyn 10 ruux ayaa guri [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40268,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40287","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40287","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40287"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40287\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40294,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40287\/revisions\/40294"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40268"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40287"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40287"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40287"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}