{"id":40282,"date":"2017-09-27T04:58:11","date_gmt":"2017-09-27T01:58:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40282"},"modified":"2017-09-27T04:59:02","modified_gmt":"2017-09-27T01:59:02","slug":"wasiirka-war-faafinta-dalka-itoobiya-oo-ku-eedeeyey-somaliland-in-ay-gacan-siineyso-barakicinta-dadka-oramada-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/wasiirka-war-faafinta-dalka-itoobiya-oo-ku-eedeeyey-somaliland-in-ay-gacan-siineyso-barakicinta-dadka-oramada-ah\/","title":{"rendered":"Wasiirka War faafinta Dalka Itoobiya oo ku eedeeyey Somaliland in ay Gacan siineyso Barakicinta Dadka Oramada ah."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/wasiirka-w-faafinta-itoobiya.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40283\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/wasiirka-w-faafinta-itoobiya.jpg\" alt=\"\" width=\"916\" height=\"515\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/wasiirka-w-faafinta-itoobiya.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/wasiirka-w-faafinta-itoobiya-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 916px) 100vw, 916px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Itoobiya ayaa ku eedeysay maamulka Soomaaliland in uu barakacin ku haya dadka Oromada ee ku dhax nool kaddib qalalaasihii ay dadka badan ku dhinteen ee ka dhacay deegaanka Hawadaay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka warfaafinta dowladda Itoobiya Negeri Lencho ayaa warbaahinta u sheegay in maamulka Soomaaliland ay ka qeyb qaateen barakicinta lagu haayo dadka Oramada ah ee ku nool degaanada maamulka Soomaaliland.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu ku eedeeyay in Soomaaliland 3,000 oo qof oo Oromo ah ay qasab uga barakiciyeen degaannada Soomaaliland islamarkaana ay wali sii waddaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka ayaa xusay in ay waddaan baaritaano ku aadan waxyaabihii sababay dagaalkii dhexmaray Oromada iyo Soomaalida.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dadka Oromada ah ee ku nool deegaannada ay maamusho Soomaaliland ayaa waxaa soo food saartay cabsi la xiriirta amnigooda, kaddib markii dad Soomaali ah lagu laayay deegaannada Oromada ee Itoobiya.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40127\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40128\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40129\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40130\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Itoobiya ayaa ku eedeysay maamulka Soomaaliland in uu barakacin ku haya dadka Oromada ee ku dhax nool kaddib qalalaasihii ay dadka badan ku dhinteen ee ka dhacay deegaanka Hawadaay. Wasiirka warfaafinta dowladda Itoobiya Negeri Lencho ayaa warbaahinta u sheegay in maamulka Soomaaliland ay ka qeyb qaateen barakicinta lagu haayo dadka Oramada ah ee ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40283,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40282","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40282","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40282"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40282\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40285,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40282\/revisions\/40285"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40283"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40282"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40282"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40282"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}