{"id":40277,"date":"2017-09-27T04:47:24","date_gmt":"2017-09-27T01:47:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40277"},"modified":"2017-09-27T04:49:16","modified_gmt":"2017-09-27T01:49:16","slug":"safiirka-dalka-ingiriiska-u-fadhiya-soomaaliya-oo-kulan-la-qaatey-mweynaha-hirshabeelle-waare","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/safiirka-dalka-ingiriiska-u-fadhiya-soomaaliya-oo-kulan-la-qaatey-mweynaha-hirshabeelle-waare\/","title":{"rendered":"Safiirka Dalka Ingiriiska u Fadhiya Soomaaliya oo kulan La Qaatey M\/weynaha Hirshabeelle Waare."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/waare-iyo-safiirka-uk.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40278\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/waare-iyo-safiirka-uk.jpg\" alt=\"\" width=\"927\" height=\"695\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/waare-iyo-safiirka-uk.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/waare-iyo-safiirka-uk-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 927px) 100vw, 927px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa kulan la yeeshay safiirka Ingariiska ee Soomaaliya David William Concar.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulanka madaxweyne Waare iyo safiirka ayaa qeyb ka ah kulamo uu madaxweynaha Hirshabeelle saacadihii ugu danbeeyay la qaatay xubno ka tirsan beesha caalamka oo ay ka wada hadleen xiriirka labada dhinac, isaga oo sharxaad ka siiyay xaalada guud ee deegaannada uu maamulka ka arrimiyo iyo baahiyaha jira ee u baahan in wax laga qabto.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiisha beesha caalamka ayaa dhinacooda balan qaaday in ay is bar bar taagayaan maamulka Hirshabeelle.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Waare oo 16kii bishan lagu doortay doorasho ka dhacday magaalada Jowhar ayaa socdaal ku tagay gobolka Hiiraan isaga oo booqday degmooyinka Beledweyne, Buula-burte iyo Jalalaqsi halkaa oo uu kulamo kala duwan la qaatay maamulka, waxgarad iyo saraakiisha cidiamada dowladda iyo kuwa howlgalka AMISOM.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail&#8217;com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40127\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40128\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40129\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40130\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa kulan la yeeshay safiirka Ingariiska ee Soomaaliya David William Concar. Kulanka madaxweyne Waare iyo safiirka ayaa qeyb ka ah kulamo uu madaxweynaha Hirshabeelle saacadihii ugu danbeeyay la qaatay xubno ka tirsan beesha caalamka oo ay ka wada hadleen xiriirka labada dhinac, isaga oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40278,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40277","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40277","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40277"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40277\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40281,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40277\/revisions\/40281"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40278"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40277"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40277"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40277"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}