{"id":40251,"date":"2017-09-27T03:03:40","date_gmt":"2017-09-27T00:03:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40251"},"modified":"2017-09-27T03:05:12","modified_gmt":"2017-09-27T00:05:12","slug":"guddoomiyaha-barlamaanka-galmudug-cali-gacal-casir-oo-sheegey-in-uu-xabsi-guri-ku-jiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/guddoomiyaha-barlamaanka-galmudug-cali-gacal-casir-oo-sheegey-in-uu-xabsi-guri-ku-jiro\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir oo sheegey in uu Xabsi Guri ku Jiro."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/cali-gacal-casir-gud-bar-galmudug.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40252\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/cali-gacal-casir-gud-bar-galmudug.jpg\" alt=\"\" width=\"862\" height=\"575\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/cali-gacal-casir-gud-bar-galmudug.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/cali-gacal-casir-gud-bar-galmudug-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 862px) 100vw, 862px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug oo wareysi siiyay warbaahinta ayaa sheegay in ay Isaga iyo madaxweyne ku-xigeenka Galmudug lagu amray in aysan ka bixi karin madaxtooyada maamulka ee degmada Cadaado.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiye Casir sheegay in ciidamo ku sugan madaxtooyada Galmudug u sheegeen in aysan ka bixi karin Isaga iyo madaxweyne ku-xigeenka madaxtooyada Galmudug, haddii ay ka baxaanna aysan damaanad qaadi karin amnigooda.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Markii hore warka arrinta ku saabsan suuqa ayaan ka maqmaqlayay oo kaliya, laakiin waxaan xaqiiqsaday in aan xabsi ku jirnno markii aan damcay in aan magaalada danno ii gaar ah ka soo qabsado oo la ii sheegay in aan bixi karin\u2019\u2019 ayuu yiri guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiye Casir ayaa sheegay in amnigooda qatar ku jiro madaama ayuu yiri madaxtooyada Galmudug la soo dhoobay ciidamo gaar ah oo ka amar qaata madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Waxaan rabnaa in aan ogeysiino bulshada Soomaaliyeed in madaxweynaha uu qaadi doonno mas\u2019uuliyada wixii dhibaato ah ee na soo gaara Aniga iyo madaxweyne ku-xigeenka\u2019\u2019 ayuu yiri guddoomiye Casir.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sababta uu sidan u sameynayo madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayuu ku sheegay baqdin uu ka qabo xildhibaannada baarlamaanka oo ka gadoodsan tallaabada uu qaaday.<\/p>\n<p align=\"justify\">Khilaafka mas\u2019uuliyiinta maamulka Galmudug ayaa u muuqda mid cirka isku shareeray kaddib markii madaxweynaha Galmudug uu taageero u muujiyay xulufada Sacuudiga iyo Imaaraadka.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40127\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40128\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40129\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40130\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug oo wareysi siiyay warbaahinta ayaa sheegay in ay Isaga iyo madaxweyne ku-xigeenka Galmudug lagu amray in aysan ka bixi karin madaxtooyada maamulka ee degmada Cadaado. Guddoomiye Casir sheegay in ciidamo ku sugan madaxtooyada Galmudug u sheegeen in aysan ka bixi karin Isaga iyo madaxweyne ku-xigeenka madaxtooyada Galmudug, haddii ay ka baxaanna aysan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40252,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40251","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40251","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40251"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40251\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40254,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40251\/revisions\/40254"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40252"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40251"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40251"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40251"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}