{"id":40243,"date":"2017-09-27T02:47:00","date_gmt":"2017-09-26T23:47:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40243"},"modified":"2017-09-27T02:47:30","modified_gmt":"2017-09-26T23:47:30","slug":"ninka-ugu-sareeya-bangiga-aduunka-oo-kulan-la-qaatey-rw-soomaaliya-xasan-cali-khayre","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/ninka-ugu-sareeya-bangiga-aduunka-oo-kulan-la-qaatey-rw-soomaaliya-xasan-cali-khayre\/","title":{"rendered":"Ninka ugu Sareeya Bangiga Aduunka oo kulan la Qaatey R\/W Soomaaliya Xasan Cali KHayre."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/khayre-iyo-bankiga-aduunka.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40244\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/khayre-iyo-bankiga-aduunka.jpg\" alt=\"\" width=\"853\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/khayre-iyo-bankiga-aduunka.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/khayre-iyo-bankiga-aduunka-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 853px) 100vw, 853px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisul wasiiraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa la kulmay Sarkaalka ugu Sarreeyo Fulinta Bangiga Adduunka,iyagoo ka wada hadlay sidii Bangiga Adduunku u taageeri lahaa horumarinta dalka iyo dawladda Soomaaliya oo xiligan ka soo kabaneysa colaadaha mudada dheer ka jiray.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisul Wasaare Khayre iyo Ms. Kristalina Georgieva ayaa ka wada hadlay sidii loo soo noolayn lahaa hanaankii Bangi ee dalka Soomaaliya uu lahaan jiray iska markaana loo fududeyn lahaa sidii uu xiriir ula sameyn lahaa Bangiyada kale ee caalamka, arrimaha kale ee kulanka looga hadlay waxaa kamid ahaa sidii Soomaaliya looga caawin lahaa dhinac walba.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cBangiga Adduunka waxaa ka go\u2019an in ay dadka Soomaaliyeed gacan siiyaan. Soomaaliya waxay ku taagan tahay waddadii horumarka, Anaguna waxaan hubnaa in dadka Soomaaliyeed ay u istaagi doonaan in ay ka hortagaan caqabadaha wali dalkooda ka hortaagan horumarka\u201dayeey tiri Ms. Kristalina Georgieva.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulankan oo ka dhacay xarunta Bangiga adduunku uu ku leeyahay Magaalada Washington ayaa qeyb ka noqonaya dadaalka ay dawladdu ugu jirto soo nooleynta xiriirkii Bangiyada caalamka. Iyadoo xiligani ay dawladdu ku howlan tahay.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40127\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40128\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40129\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40130\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasiiraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa la kulmay Sarkaalka ugu Sarreeyo Fulinta Bangiga Adduunka,iyagoo ka wada hadlay sidii Bangiga Adduunku u taageeri lahaa horumarinta dalka iyo dawladda Soomaaliya oo xiligan ka soo kabaneysa colaadaha mudada dheer ka jiray. Ra\u2019iisul Wasaare Khayre iyo Ms. Kristalina Georgieva ayaa ka wada hadlay sidii loo soo noolayn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40244,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40243","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40243","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40243"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40243\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40246,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40243\/revisions\/40246"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40244"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40243"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40243"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40243"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}