{"id":40238,"date":"2017-09-26T00:09:02","date_gmt":"2017-09-25T21:09:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40238"},"modified":"2017-09-26T00:09:26","modified_gmt":"2017-09-25T21:09:26","slug":"xasillinta-dalka-shir-looga-hadlayo-oo-wasaaradda-arrimaha-gudahu-ku-qabatey-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/xasillinta-dalka-shir-looga-hadlayo-oo-wasaaradda-arrimaha-gudahu-ku-qabatey-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Xasillinta Dalka SHir looga Hadlayo oo Wasaaradda Arrimaha Gudahu ku Qabatey Magaalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/xasilin-shir.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40239\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/xasilin-shir.jpg\" alt=\"\" width=\"926\" height=\"531\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/xasilin-shir.jpg 750w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/xasilin-shir-300x172.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 926px) 100vw, 926px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa magaalada Muqdisho maanta ka furmy shirka bilaha ee xasilinta Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya, waxaana shirkan daah furay oo shir guddoominayay wasiirka Arrimaha Gudaha iyo dib-u-heshiisiinta Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa shirka sidoo kala ka qeybgalay xubno ka socda dowlad gobolleedyada, wakiilo ka socda caalamka uu ka mid ahaa ku- xigeenka Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey ee Sooamaliya Peter Dicluk iyo Safiirka Dowladda Ingiriiska David Concer<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya Cabdi faarax Saciid Juxa oo shir Gudoominayay shirkan ayaa sheegay in xasilintu ay muhiim u tahay baahinta awooda dowladnimo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka ayaa intaa ku daray in dowladda Soomaaliya ay ka shaqeynayso xoojinta dowlad goboleedyada dowladnimadana ay ku hergalayso wadajir.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mashruuca xasilinta dalka oo intiisa badan laga hergaliyay degmooyinka laga xoreeyay Alshabaab ayaa muhiimadiisu tahay soo celinta adeegyada bulshada iyo in dagmo walbo dadkeeda ay helaan maamul ay soo doorteen.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40127\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40128\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40129\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40130\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa magaalada Muqdisho maanta ka furmy shirka bilaha ee xasilinta Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya, waxaana shirkan daah furay oo shir guddoominayay wasiirka Arrimaha Gudaha iyo dib-u-heshiisiinta Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa. Waxaa shirka sidoo kala ka qeybgalay xubno ka socda dowlad gobolleedyada, wakiilo ka socda caalamka uu ka mid ahaa ku- xigeenka Ergayga gaarka ah ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40239,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40238","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40238","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40238"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40238\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40241,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40238\/revisions\/40241"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40239"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40238"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40238"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40238"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}