{"id":40235,"date":"2017-09-25T23:59:39","date_gmt":"2017-09-25T20:59:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40235"},"modified":"2017-09-26T00:01:00","modified_gmt":"2017-09-25T21:01:00","slug":"maamul-goboleedyada-galmudug-iyo-kgalbeed-oo-sheegey-in-maslaxad-weyn-ay-ugu-jirto-taageerada-dalalka-sucuudiga-iyo-imaaraadka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/maamul-goboleedyada-galmudug-iyo-kgalbeed-oo-sheegey-in-maslaxad-weyn-ay-ugu-jirto-taageerada-dalalka-sucuudiga-iyo-imaaraadka\/","title":{"rendered":"Maamul Goboleedyada Galmudug iyo K\/galbeed oo sheegey in Maslaxad Weyn ay ugu jirto Taageerada Dalalka Sucuudiga iyo Imaaraadka."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/xaaf-iyo-sakiin.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40236\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/xaaf-iyo-sakiin.jpg\" alt=\"\" width=\"846\" height=\"477\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/xaaf-iyo-sakiin.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/xaaf-iyo-sakiin-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 846px) 100vw, 846px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada Galmudug iyo Koofur Gableed oo booqasho ku joogay dalka Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa si wadajir u muujiyey taageerada ay u hayaan dowladaha Imaaradka iyo Sacuudiya, khilaafka ka taagan wadamada Khaliijka.<\/p>\n<p>Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle(Xaaf) oo ay HOL ku booqatay hoteelka Bab Al Qasr ayaa si weyn uga soo horjeestay mawqifka ay dowladda dhexe ka qaadatay khilaafka dalalka Khaliijka.<\/p>\n<p>Khilaafkaas ka jira wadamada Khaliijka ayaa wuxuu abuuray khilaaf dowlad goboleedyada iyo dowladde Federaalka Soomaaliya.\u00a0Dowlad goboleedyada Puntland, Galmdug iyo Koofur Galbeed ayaa si toos ah uga soo horjeystay mowqifka ay qaadatay dowladda Federaalka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>\u201cDowladda dhexene khilaafka wadamada Khaliijka waan kala hadalnay.\u00a0 Wixii maslaxad ee dowladda Federaalka la qaato, wixii maslaxad ah ee dowlad goboleedyada la tix-galiyo. Labadaan dowladood ee Immaaraadka iyo Sacuudiga maslaxad weyne ayeey ku qabaan shacabka Soomaaliyeed. Soomaali fara badan ayaa ka xoogsada dalka Sacuudiga kuwaas oo badankooda ay ka soo jeeda deegaanada Koofur Galbeed. Dhaqaalaha Soomaaliyana wuxuu ku tiirsanyahay ganacsiga dowladda immaaraadka\u201d ayuu yiri Madaxwyene Shariif Xasan mar uu ka jawaabayey xiriirka sii xummaanaya ee dowladdiisa kala dhexeeya dawladda dhexe.<\/p>\n<p>\u201cMawqifka dowladda\u00a0 Federalka ee dhex-dhexaadnimada wax macquul eh ma aha maxaa yeelay siyaasadda Khaliijka dhex-dhexaad ma jirto. Waa inaad meel raacdaa\u201d ayuu ku sii daray madaxweyene Shariif Xasan.<\/p>\n<p>Madaxweyne Shariif Xasan ayaa sheegay in go\u2019aanka uu gaaran uu yahay mid ay ka wada tashadeen maamulka iyo xildhibaanada Koofur Galbeed.<\/p>\n<p>Dhanka kale madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geele (Xaaf) ayaa isna difaacay muqifkiisa ku aadan khilaafka wadamada Khaliijka ee uu ku taageeray xulufada Sacuudiga iyo Immaaraadka.<\/p>\n<p>\u201cSuura-gal ma aha in layska indha-tirno maslaxadda ballaaran ee ay shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka Galmudug ku qabaan wadamada Immaaraadka iyo Sacuudiga. Bal dalka Qadar maxaan ku haysanaa oo maslaxad ah? Xataa Soomaalida joogta waxay ku joogaan Baasabooro Itoobiyaan ah iyo Baasabooro Jabuuti ah. Mana ogola in ay Fiise (VISA) siiyaan mawaadiniinta Soomaaliyeed.\u201d Ayuu yiri Madaxweyne Xaaf.<\/p>\n<p>Mar ay HOL weydiisay Madaxweyne Xaaf mowqifka dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Hirshabeele oo wali aan ka hadlin khilaafka ka taagan Khaliijka ayaa wuxuu ku jawaabay \u201cWaxaan hubaa in muwqifka aan qaadan ay qaadan-doonaan. Dowladda dhexe xataa muddo ka dib waxay gar-waaqsandoontaa maslaxadda ummadda Soomaaliyeed waxayna ku soo biiridoonaan mawqifka aan iska taagan khilaafka dalalka Khaliijka\u201d<\/p>\n<p>Labadaan madaxweyne ayaa sheegay in ay u joogaan dalka Immaaraadka arrimo la xiriira mashaariic aad muhiim ugu ah dhismaha dowlad goboleedyada ay madaxda ka yihiin.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xaaf ayaa ku eedeeyey dowladda madaxweyne Farmaajo in ay faraglin ku hayaan maamulkiisa. Wuxuuna sheegay in ay dowladda lacag ku bixineyso sidii maamulkiis loo kala tuuri lahaa. Go&#8217;aan uu qaatay madaxweyne Xaaf ayaa waxaa ka soo horjeystay madaxweyne ku-xingeenka dowladda Galmudug iyo xubno ka tirsan baarlmaanka Galmudug.<\/p>\n<p>Aragtida guud ee shacabka gudaha iyo dibaddaba ayaa u muuqda in ay taageersanyihiin mowqifka ay dowladda dhexe ka qaadatay\u00a0khilaafka u dhexeeya wadamada Khaliijka.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40127\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40128\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40129\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40130\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada Galmudug iyo Koofur Gableed oo booqasho ku joogay dalka Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa si wadajir u muujiyey taageerada ay u hayaan dowladaha Imaaradka iyo Sacuudiya, khilaafka ka taagan wadamada Khaliijka. Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle(Xaaf) oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40236,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40235","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40235","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40235"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40235\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40237,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40235\/revisions\/40237"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40236"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40235"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40235"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40235"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}