{"id":4022,"date":"2011-11-09T18:36:09","date_gmt":"2011-11-09T18:36:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=4022"},"modified":"2011-11-09T19:09:57","modified_gmt":"2011-11-09T19:09:57","slug":"gudoomiyayaasha-degmooyinka-gobolka-banaadir-oo-isha-bidix-ku-eegaya-gudoomiye-muun-gaab-isha-midigna-howlahooda-ku-wata-wararka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/11\/gudoomiyayaasha-degmooyinka-gobolka-banaadir-oo-isha-bidix-ku-eegaya-gudoomiye-muun-gaab-isha-midigna-howlahooda-ku-wata-wararka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Gudoomiyayaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir Oo Isha Bidix Ku Eegaya Gudoomiye Muun Gaab Isha Midigna Howlahooda Ku Wata"},"content":{"rendered":"<p><strong>Waraka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom Mogadisho <\/strong><strong>Somalia<\/strong><strong>)<\/strong><\/p>\n<div><strong><a class=\"highslide\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/Muungaab1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4029\" style=\"border-style: initial; border-color: initial;\" title=\"Muungaab\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/Muungaab1-288x300.jpg\" alt=\"\" width=\"288\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/Muungaab1-288x300.jpg 288w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/Muungaab1.jpg 342w\" sizes=\"auto, (max-width: 288px) 100vw, 288px\" \/><\/a><\/strong><\/div>\n<p><strong> <\/strong><\/p>\n<p><strong> <\/strong><\/p>\n<p><strong> <\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Tan Iyo Markii Laga war Helay In Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Mr Muun Gaab Uu Xabsiga u Taxaabay Isla Markaan Xukuno Xarig ah KU Riday Gudoomiyayaasha Degmooyinka Kaaran Iyo X\/jajab ayaa Waxaa Cabsi Iyo Wal wal Xoogan ay Soo Food saartay Gudoomiyayaasha kale EE DEgmooyinka Gobolka banaadir<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Maamulada Dowladda Ee Degmooyinka qaarkood Gaar Ahaan Kuwa Horey U Amin Sanaa In Aan Cidna Wax Ka Cuni Karin ayaa Mar Qura Waxaa la wareegay Cirka Iyo Dhulka Ka Dib Markii ay Ka Naxeen Xariga Iyo Xukunka Jaarkooda<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Qabiil, Eex, Sad Bursi Iyo Qob Weyne Ka Jiri Jiray Degmooyinka qaar ayaa Haatan Meesha Ka Baxay Waxa Uuna Maamul Kasto il Gooni ah KU Eegaya Gudoomiye Muun Gaab Cabsi Aawadeed<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Gudoomiyayaal Qaarkood ayaa Waxa ay Bilaabeen In ay La Saaxiibaan Gudoomiye Muun Gaab Si ay U Fushaan Danahooda KU Aadan Dabin Daabyada Shacabka Soomaaliyeed<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Si Kastaba ha Ahaatee Maamulka Kasta waxa UU Haatan KU Jiraa Dufeys Adag Si Uu Kaga badbaado Mowjadaha Weyn Ee Dhawaanahana KU Soo Fatahay Ciidamada Doowladda Iyo Maamulada Degmooyinka Gobolka Banaadir<br \/>\n<strong> <\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom Mogadisho <\/strong><strong>Somalia<\/strong><strong>)<\/strong><\/p>\n<p><strong> <\/strong><\/p>\n<p><strong> <\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waraka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom Mogadisho Somalia) &nbsp; Tan Iyo Markii Laga war Helay In Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Mr Muun Gaab Uu Xabsiga u Taxaabay Isla Markaan Xukuno Xarig ah KU Riday Gudoomiyayaasha Degmooyinka Kaaran Iyo X\/jajab ayaa Waxaa Cabsi Iyo Wal wal Xoogan ay Soo Food saartay Gudoomiyayaasha kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-4022","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4022","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4022"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4022\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4033,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4022\/revisions\/4033"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4022"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4022"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4022"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}