{"id":40216,"date":"2017-09-25T22:29:28","date_gmt":"2017-09-25T19:29:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40216"},"modified":"2017-09-25T22:36:47","modified_gmt":"2017-09-25T19:36:47","slug":"barlamaanka-federalka-soomaaliya-oo-wada-mooshin-ka-dhan-ah-safiirka-soomaaliya-u-fadhiya-dalka-imaaraadka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/barlamaanka-federalka-soomaaliya-oo-wada-mooshin-ka-dhan-ah-safiirka-soomaaliya-u-fadhiya-dalka-imaaraadka\/","title":{"rendered":"Barlamaanka Federalka Soomaaliya oo Wada Mooshin ka dhan ah Safiirka Soomaaliya u Fadhiya Dalka Imaaraadka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/barlamaanka-somalia-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40217\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/barlamaanka-somalia-1.jpg\" alt=\"\" width=\"860\" height=\"574\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/barlamaanka-somalia-1.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/barlamaanka-somalia-1-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 860px) 100vw, 860px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya bilaabay diyaarinta mooshin ka dhan ah dowladda Iskutaga Imaaraadka Carabta oo lagu eedeeyay in ay fara gelin ku heyso arrimaha siyaasadda Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaan C\/llaahi Sheekh Ismaaciil oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in uu socdo qorshahaasi ku aadan diyaarinta mooshinkaasi oo ay wadaan xildhibaanada qaar.<\/p>\n<p align=\"justify\">C\/laahi Sheekh Ismaaciil, ayaa sheegay in uu aad uga war haayo dhaqdhaqaaqa la xiriira mooshinka laga diyaarinaayo dowladda Imaaraadka Carabta oo ay abaabulkeeda wadaan xildhibaannada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Imaaraadka Carabta ayaa lagu eedeeynayaa in ay faragelin toos ah ku hayso Siyaasadda Soomaaliya, kaddib go\u2019aankii dhexdhexaadnimada dowladda Soomaaliya ay ka qaadatay Khilaafka dalalka Khaliijka ka taagan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mas\u2019uuliyiinta maamul goboleedyada dalka qaarkood ayaa dhawaan tagay Magaalada Abu Dubai ee dalka Isu taga Imaaraadka Carabta, iyaga oo la soo kulmay madax ka tirsan Imaaraadka, si ay taageero ugu fidiyaan go\u2019aankii xulufada Sacuudiga ay ku xanibeen dowladda Qatar.<\/p>\n<p align=\"justify\">Arintan ayaa dhinaca kale iska horkeentay dowladda dhexe iyo maamulada xubnaha ka ah federaalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40127\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40128\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40129\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40130\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya bilaabay diyaarinta mooshin ka dhan ah dowladda Iskutaga Imaaraadka Carabta oo lagu eedeeyay in ay fara gelin ku heyso arrimaha siyaasadda Soomaaliya. Xildhibaan C\/llaahi Sheekh Ismaaciil oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in uu socdo qorshahaasi ku aadan diyaarinta mooshinkaasi oo ay wadaan xildhibaanada qaar. C\/laahi Sheekh Ismaaciil, ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40217,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40216","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40216","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40216"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40216\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40219,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40216\/revisions\/40219"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40217"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40216"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40216"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40216"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}