{"id":40208,"date":"2017-09-25T21:19:42","date_gmt":"2017-09-25T18:19:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40208"},"modified":"2017-09-25T21:22:02","modified_gmt":"2017-09-25T18:22:02","slug":"doorashada-dalka-jarmalka-oo-markii-afraad-ay-ku-guuleysatey-angela-merkel-iyadoo-noqoneysa-hugaamiyihii-ugu-waqtiga-dheeraa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/doorashada-dalka-jarmalka-oo-markii-afraad-ay-ku-guuleysatey-angela-merkel-iyadoo-noqoneysa-hugaamiyihii-ugu-waqtiga-dheeraa\/","title":{"rendered":"Doorashada Dalka Jarmalka oo Markii Afraad ay ku Guuleysatey Angela Merkel iyadoo Noqoneysa Hugaamiyihii ugu waqtiga dheeraa."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/angela-markel.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40209\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/angela-markel.jpg\" alt=\"\" width=\"893\" height=\"501\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/angela-markel.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/angela-markel-300x168.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 893px) 100vw, 893px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Chancellor Angela Merkel ayaa markii afaraad oo isku xigta ku guuleysatay doorashada madaxtinimada dalkeeda sida ay sheegayaan natiijada doorashada ee la shaaciyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Boqolkiiba 32.5% ayaa waxaa helay xisbigeeda isbahaysiga muxaafidka ee CDU\/CSU, xisbiga Social Democratic ayaa helay boqolkiiba 20% waxana hogaamiyaasha xisbigan ay sheegeen inay mucaarad noqon doonaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hase yeeshee natiijada ayaa noqotay mid lala yaabo kadib markii xisbiga AfD uu helay codad gaaraya 13.5%.<\/p>\n<p align=\"justify\">Iyadoo la hadlaysay taageerayaasheeda ayeey Angela Merkel waxa ay sheegtay inay rajaynaysay inay codad intaa ka badan ay hesho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Doorashada ayaa dalka Jarmalka ka bilaabatay siddeedii subaxnimo ee saaka iyadoo soo xirantay lixdii maqribnimo xilliga dalka Jarmalka iyadoo dadka u soo baxay codeynta ay inyar ka yaraayeen doorashadii ugu dambeysay ee dhacday afar sano kahor.<\/p>\n<p align=\"justify\">Angela Merkel ayaa waxaa dhisi doontaa dowlad isbahaysi taasoo diyaarinteeda ay qaadan karto bilooyin iyadoo xisbiyada kale aan la hubin inay doonayaan inay ka qeybgalaan dowlad wadaag ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Merkel ayaa muddo 12 sano ah waxa ay u ololaheeda doorashada ahayd mid ay ku galaysay inay hoos u dhigeyso shaqo la\u2019aanta,kobcinta koriinshaha dhaqaalaha,miisaaniyad dheelitiran iyo xiriirka dibadda in sare loo qaado.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guushan ay gaartay haweeneydan 63-jirka ah ayaa ka dhigeysa in ay la mid noqotay hogaamiyihii hore Helmut Kohl oo ahaa hogaamiyihii ugu waqtiga dheeraa ee soo maamulayay dalka Jarmalka kadib dagaalkii 2aad ee dunida.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40127\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40128\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40129\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40130\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Chancellor Angela Merkel ayaa markii afaraad oo isku xigta ku guuleysatay doorashada madaxtinimada dalkeeda sida ay sheegayaan natiijada doorashada ee la shaaciyay. Boqolkiiba 32.5% ayaa waxaa helay xisbigeeda isbahaysiga muxaafidka ee CDU\/CSU, xisbiga Social Democratic ayaa helay boqolkiiba 20% waxana hogaamiyaasha xisbigan ay sheegeen inay mucaarad noqon doonaan. Hase yeeshee natiijada ayaa noqotay mid lala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40209,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40208","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40208","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40208"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40208\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40211,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40208\/revisions\/40211"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40209"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40208"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40208"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40208"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}