{"id":40204,"date":"2017-09-25T20:34:41","date_gmt":"2017-09-25T17:34:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40204"},"modified":"2017-09-25T20:39:37","modified_gmt":"2017-09-25T17:39:37","slug":"mweynaha-mareykanka-doneld-trump-oo-balaariyey-goaankiisii-ahaa-xayiraada-wadamo-ay-soomaaliya-ku-jirto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/mweynaha-mareykanka-doneld-trump-oo-balaariyey-goaankiisii-ahaa-xayiraada-wadamo-ay-soomaaliya-ku-jirto\/","title":{"rendered":"M\/weynaha Mareykanka Doneld Trump oo Balaariyey Go&#8217;aankiisii Ahaa Xayiraada Wadamo ay Soomaaliya ku Jirto."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/trump-amar.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40205\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/trump-amar.jpg\" alt=\"\" width=\"907\" height=\"511\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/trump-amar.jpg 408w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/trump-amar-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 907px) 100vw, 907px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku soo diray dalal kale oo hore leh amarkii uu dalkiisa uga mamnuucay in ay soo galaan muwaadiniinta qaar ka mid ah wadamada Islaamka, isaga oo hadda ka dhigay sideed wadan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Lixda wadan ee horay xayiraada dhanka safararka ah loo saaray ayaa waxa ay kala yihiin Iran, Liibiya, Suuriya, Suudaan, Yemen iyo Soomaaliya, waxaana laga saaray Suudaan, iyada oo lagu soo daray wadamada Waqooyiga Kuuriya, Chad, Venezuela,<\/p>\n<p align=\"justify\">Xayiraadda cusub ee socdaalka oo uu saaray Madaxweynaha Mareykanka ayaa waxay dhaqangaleysaa 18-ka October.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cMadaxweyne ahaan, waa inaan u dhaq dhaqaaqaa ilaalinta amniga iyo danaha Mareykanka iyo dadkiisa, ilaalinta amniga waa mudnaanta koowaad, si taasi loo gaaro waa in uu yimaadaa isbedel.\u201d Ayuu yiri Donald Trump oo hadal ka soo saaray.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiisha ayaa sheegay in dalalkani ay diideen inay Mareykanka la wadaagaan xogta ku saabsan argagixisada iyo arrimo kale.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ku dhawaaqista go\u2019aankan ayaa imanaysa xilli uu dhacayo 90-ki maalmood ee uu madaxweyne Trump u qabtay amarkii uu muwaadiniinta lix wadan oo Muslim ah uga mamnuucay in ay Mareykanka galaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Golaha Xiriirka Muslimiinta Mareykanka ee loo soo gaabiyo (CAIR), ayaa wareegtadan cusub ee Trump ku tilmaamay qeyb ka mid ah ajandayaasha foosha xun ee kooxaha caddaanka ah ee rumeysan in ay ka sarreeyaan dadka intooda kale.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40127\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40128\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40129\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40130\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku soo diray dalal kale oo hore leh amarkii uu dalkiisa uga mamnuucay in ay soo galaan muwaadiniinta qaar ka mid ah wadamada Islaamka, isaga oo hadda ka dhigay sideed wadan. Lixda wadan ee horay xayiraada dhanka safararka ah loo saaray ayaa waxa ay kala yihiin Iran, Liibiya, Suuriya, Suudaan, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40205,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40204","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40204","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40204"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40204\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40207,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40204\/revisions\/40207"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40205"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40204"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40204"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40204"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}