{"id":40200,"date":"2017-09-25T00:49:43","date_gmt":"2017-09-24T21:49:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40200"},"modified":"2017-09-25T00:50:51","modified_gmt":"2017-09-24T21:50:51","slug":"khilaafka-ka-dhexjira-galmudug-oo-maanta-golaha-wasiirada-maamulkaasi-ka-hadleen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/khilaafka-ka-dhexjira-galmudug-oo-maanta-golaha-wasiirada-maamulkaasi-ka-hadleen\/","title":{"rendered":"KHilaafka ka Dhexjira Galmudug oo Maanta Golaha Wasiirada Maamulkaasi ka Hadleen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/ww-galmudug.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40201\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/ww-galmudug.jpg\" alt=\"\" width=\"852\" height=\"479\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/ww-galmudug.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/ww-galmudug-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 852px) 100vw, 852px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Kulan magaalada Cadaado ay ku yeesheen xubnaha gollaha wasiirada maamul gobolleedka Galmudug ayaa looga wada hadlay khilaafka siyaasadeed ee soo kala dhaxgalay mas\u2019uuliyiinta maamulka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Warfaafinta Galmudug Maxamuud Aadan ayaa warbaahinta faah faahin ka siiyay wax yaabihii ka soo baxay shirka ay ku yeesheen Cadaado.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay wasiirka in leysku afgartay joojinta dhamaanba shirarka siyaasadeed inta xal laga gaarayo khilaafka u dhaxeeya Madaxda maamulka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa kaloo uu sheegay in leysku raacay in Galmudug loo daayo xalinta khilaafkeeda, in la ilaaliyo amniga iyo in waqti badan la galiyo u gurmashada dadka dhibaateysan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Go\u2019aamadan ka soo baxay golaha wasiirada Galmudug ayaa ka dambeeyay, kaddib markii Madaxweynaha Galmudug, Madaxweyne kuxigeenka iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka uu soo kala dhex galay khilaaf ka dhashay xiisada khaliijka oo Maamulka Galmudug uu isku khilaaf.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhawaan ayeey aheyd markii qoraal ka soo baxay madaxtooyada Galmudug oo uu ku saxiixaan madaxweyne Xaaf lagu taageeray isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta, halka dhinaca kale go\u2019aankaa ay ka soo horjeesteen madaxweyne ku-xigeenka iyo guddoonka sare ee baarlamaanka Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40127\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40128\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40129\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40130\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan magaalada Cadaado ay ku yeesheen xubnaha gollaha wasiirada maamul gobolleedka Galmudug ayaa looga wada hadlay khilaafka siyaasadeed ee soo kala dhaxgalay mas\u2019uuliyiinta maamulka. Wasiirka Warfaafinta Galmudug Maxamuud Aadan ayaa warbaahinta faah faahin ka siiyay wax yaabihii ka soo baxay shirka ay ku yeesheen Cadaado. Waxaa uu sheegay wasiirka in leysku afgartay joojinta dhamaanba shirarka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40201,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40200","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40200","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40200"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40200\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40203,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40200\/revisions\/40203"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40201"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40200"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40200"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40200"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}