{"id":40192,"date":"2017-09-24T22:47:03","date_gmt":"2017-09-24T19:47:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40192"},"modified":"2017-09-24T23:47:37","modified_gmt":"2017-09-24T20:47:37","slug":"wasaaradda-duulista-hawada-oo-shaacisey-in-garoonka-aadan-cadde-uu-habeen-iyo-maalinba-shaqeynayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/wasaaradda-duulista-hawada-oo-shaacisey-in-garoonka-aadan-cadde-uu-habeen-iyo-maalinba-shaqeynayo\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Duulista Hawada oo Shaacisey in Garoonka Aadan Cadde uu Habeen iyo Maalinba Shaqeynayo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/w-duulista-hawada.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40193\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/w-duulista-hawada.jpg\" alt=\"\" width=\"825\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/w-duulista-hawada.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/w-duulista-hawada-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 825px) 100vw, 825px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka wasaaradda duulista hawadda dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad Omaar ayaa sheegay in garoonka diyaaradaha Aadan Cadde uu shaqeyn doono habeen iyo maalin taasoo uu ku tilmaamay in ay tahay hormar weyn oo ay sameysan dowladda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sidoo kale sheegay in garoonka diyaaradaha Aadan Cadde uu noqday mid caalami ah oo la jaan qaadikaraa garoonada caalamiga ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Garoonka waxaa uu furan yahay 6:00 subaxnimo ilaa laga gaaro 10:00 habeenimo waqtigaa oo ay shaqaaluhu diyaar ku yihiin garoonka si ay uga adeegaan bulshada ayuu yiri\u2019\u2019 wasiirka duulista hawada dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">27-Sano kaddib markii ugu horreysay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde xilli habeen ah , waxaa kasoo degtay diyaarad siday dad Shacab ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa jooggay Garoonka Xilliga ay soo deganaysay diyaaraddaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Garoonka ayaa dhawaan lagu xiray nalalka loogu tala galay in ay ku shaqeeyaan diyaaradaha xilliyadda Habeenkii ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40127\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40128\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40129\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40130\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka wasaaradda duulista hawadda dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad Omaar ayaa sheegay in garoonka diyaaradaha Aadan Cadde uu shaqeyn doono habeen iyo maalin taasoo uu ku tilmaamay in ay tahay hormar weyn oo ay sameysan dowladda. Waxaa uu sidoo kale sheegay in garoonka diyaaradaha Aadan Cadde uu noqday mid caalami ah oo la jaan qaadikaraa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40193,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40192","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40192","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40192"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40192\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40195,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40192\/revisions\/40195"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40193"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40192"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40192"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40192"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}