{"id":40153,"date":"2017-09-24T00:58:14","date_gmt":"2017-09-23T21:58:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40153"},"modified":"2017-09-24T01:00:28","modified_gmt":"2017-09-23T22:00:28","slug":"safiirada-u-kala-fadhiya-unka-dalalka-muranku-ka-dhex-jiro-ee-imaaraadka-iyo-qatar-oo-rwasaaraha-soomaaliya-wada-hadal-siiyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/safiirada-u-kala-fadhiya-unka-dalalka-muranku-ka-dhex-jiro-ee-imaaraadka-iyo-qatar-oo-rwasaaraha-soomaaliya-wada-hadal-siiyey\/","title":{"rendered":"Safiirada u kala Fadhiya UNka Dalalka Muranku ka dhex jiro ee Imaaraadka iyo Qatar oo R\/wasaaraha Soomaaliya wada Hadal siiyey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/khayre-khaliijka-dib-u-heshiisiin.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40154\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/khayre-khaliijka-dib-u-heshiisiin.jpg\" alt=\"\" width=\"857\" height=\"643\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/khayre-khaliijka-dib-u-heshiisiin.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/khayre-khaliijka-dib-u-heshiisiin-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 857px) 100vw, 857px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal wasaaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo ku sugan magaalada New York ayaa kulan gaar ah halkaa kula qaatay wasiirka arimaha dibeda Imaaraadka Carabta\u00a0Sheikh Cabdullahi Bin Zaayid Al-Nahayaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Labada mas\u2019uul ayaa kulankooda uga wada hadlay xiriirka iyo iskaashiga labada dal, arrimaha xiisada Khaliijka iyo go\u2019aankii dowladda Soomaaliya ka qaadatay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale ra\u2019iisul Wasaare Kheyre ayaa la sheegay in goor dambe oo xilliga dalka Mareykanka uu la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar Sheekh Maxamed Bin Cabdiraxmaan Al-thani, iyagoo ka wada hadlay xiriirka labada dalka<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar ayaa soo dhaweeyay mowqifka dowladda, waxaana uu sheegay inay isku dayayaan arrimaha Khaliijka in wada hadal lagu dhameeyo.<\/p>\n<p align=\"justify\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/Sept\/2017923636417458041387477Qatar-Kheyre-620x330.jpg\" alt=\"\" width=\"661\" height=\"330\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\">Kulamadan ayaa imanaya xili dowladda Soomaaliya ay sheegtay in ay dhaxdhaxaad ka tahay xiisada ka dhax aloosan wadamada Carabta, inkastoo markii dhinaca kale la eego inta badan dowlad gobolleedyada dalka ee ka tirsan dowladda dhexe la safteen xulufada Sacuudiga iyo Imaaraadka iyaga oo xiriirka u jaray dowladda Qatar.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40127\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40128\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40129\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisal wasaaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo ku sugan magaalada New York ayaa kulan gaar ah halkaa kula qaatay wasiirka arimaha dibeda Imaaraadka Carabta\u00a0Sheikh Cabdullahi Bin Zaayid Al-Nahayaan. Labada mas\u2019uul ayaa kulankooda uga wada hadlay xiriirka iyo iskaashiga labada dal, arrimaha xiisada Khaliijka iyo go\u2019aankii dowladda Soomaaliya ka qaadatay. Dhinaca kale ra\u2019iisul Wasaare Kheyre [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40154,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40153","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40153","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40153"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40153\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40156,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40153\/revisions\/40156"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40154"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40153"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40153"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40153"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}