{"id":40149,"date":"2017-09-24T00:37:49","date_gmt":"2017-09-23T21:37:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40149"},"modified":"2017-09-24T00:39:10","modified_gmt":"2017-09-23T21:39:10","slug":"dibadbax-lagu-taageerayo-mawqifka-madaxweynaha-galmudug-uu-ka-qaatey-khaliijka-oo-ka-dhacey-cadaado","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/dibadbax-lagu-taageerayo-mawqifka-madaxweynaha-galmudug-uu-ka-qaatey-khaliijka-oo-ka-dhacey-cadaado\/","title":{"rendered":"Dibadbax Lagu Taageerayo Mawqifka Madaxweynaha Galmudug uu ka Qaatey KHaliijka oo ka dhacey Cadaado."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/banaan-bax-cadaado.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40150\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/banaan-bax-cadaado.jpg\" alt=\"\" width=\"872\" height=\"582\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/banaan-bax-cadaado.jpg 643w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/banaan-bax-cadaado-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 872px) 100vw, 872px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Dibadbaxan oo ay ka qeybgalleen mas\u2019uuliyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan degmada Cadaado ayaa lagu taageeray go\u2019aankii madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf uu ka qaatay qalalaasaha wadamada Carabta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dibadbaxan oo ay soo qabanqaabiyeen mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowlad gobolleedka Galmudug ayaa dadki ka soo qeybgallay waxaa ay siteen boorar ay ku qornaayeen hal ku dhigyo lagu taageerayay go&#8217;aanka madaxweyne Xaaf.<\/p>\n<p>Wadooyinka magaalada Cadaado ayeey socod ku soo mareen banaan baxayaasha oo u badnaa haween iyo carruur, iyaga oo ku dhawaaqayay erayo ay ku soo dhaweynayeen go\u2019aanka ka soo baxay madaxtooyada Galmudug..<\/p>\n<p>Go\u2019aanka madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa waxaa ku kala qeybsamay mas\u2019uuliyiinta dowlad gobolleedka Galmudug oo qaarkood ku sheegay tallaabadaa mid madaxweynaha u gaar ah laakiin aan quseyn maamulka intiisa kale.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40127\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40128\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40129\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40130\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dibadbaxan oo ay ka qeybgalleen mas\u2019uuliyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan degmada Cadaado ayaa lagu taageeray go\u2019aankii madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf uu ka qaatay qalalaasaha wadamada Carabta. Dibadbaxan oo ay soo qabanqaabiyeen mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowlad gobolleedka Galmudug ayaa dadki ka soo qeybgallay waxaa ay siteen boorar ay ku qornaayeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40150,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40149","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40149","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40149"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40149\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40152,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40149\/revisions\/40152"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40150"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40149"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40149"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40149"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}