{"id":40145,"date":"2017-09-24T00:01:05","date_gmt":"2017-09-23T21:01:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40145"},"modified":"2017-09-24T00:03:52","modified_gmt":"2017-09-23T21:03:52","slug":"bariga-gobolka-mudug-oo-dagaalo-cul-culisi-ku-dhex-marayaan-maleyshiyaad-kala-taageersan-puntland-iyo-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/bariga-gobolka-mudug-oo-dagaalo-cul-culisi-ku-dhex-marayaan-maleyshiyaad-kala-taageersan-puntland-iyo-galmudug\/","title":{"rendered":"Bariga Gobolka Mudug oo Dagaalo Cul culisi ku Dhex Marayaan Maleyshiyaad kala Taageersan Puntland iyo Galmudug."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/dagaal-bariga-mudug.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40146\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/dagaal-bariga-mudug.jpg\" alt=\"\" width=\"859\" height=\"457\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/dagaal-bariga-mudug.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/dagaal-bariga-mudug-300x160.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 859px) 100vw, 859px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya maleeshiyaad ka oo kala jeeda maamulada Putland iyo Galmudug uu ka soconayo deegaanno dhaca bariga gobolka Mudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dagaalka ayaa u dhaxeeya maleeshiyaad xoolo dhaqato u badan waxaana dhawaqa rasaasta ay is weydaarsanayaan labada dhinac laga maqlayaan magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">Goob joogayaal warbaahinta hadlay ayaa sheegaya in sidoo kale ay jiraan gurmadyo labada dhinac ka soo gaaraya magaalada Gaalkacyo meelaha qaarna durbaba waxaa laga soo sheegayaa barakac ay bilaabeen dadka rayidka ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Illaa hadda lama oga inta uu le eg yahay khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee soo kala gaaray maleeshiyaadka dagaalamaya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhawaan ayeey aheyd markii kooxo maleeshiyo ah ku dileen deegaanka Godad ee bariga gobolka Mudug dad rayid ah la socday gaari halkaa marayay.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40127\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40128\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40129\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40130\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya maleeshiyaad ka oo kala jeeda maamulada Putland iyo Galmudug uu ka soconayo deegaanno dhaca bariga gobolka Mudug. Dagaalka ayaa u dhaxeeya maleeshiyaad xoolo dhaqato u badan waxaana dhawaqa rasaasta ay is weydaarsanayaan labada dhinac laga maqlayaan magaalada Gaalkacyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40146,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40145","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40145","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40145"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40145\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40148,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40145\/revisions\/40148"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40146"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40145"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40145"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40145"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}