{"id":40138,"date":"2017-09-23T23:24:35","date_gmt":"2017-09-23T20:24:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40138"},"modified":"2017-09-23T23:25:39","modified_gmt":"2017-09-23T20:25:39","slug":"dhalinyarada-ka-barbar-dagaalanta-al-shabaab-oo-hawl-galka-amisom-fariin-u-dirayamaxey-tahey-fariintaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/dhalinyarada-ka-barbar-dagaalanta-al-shabaab-oo-hawl-galka-amisom-fariin-u-dirayamaxey-tahey-fariintaasi\/","title":{"rendered":"DHalinyarada Ka Barbar Dagaalanta Al-shabaab oo Hawl galka Amisom Fariin u Diraya\/maxey tahey Fariintaasi?."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/amisom-fariin.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40139\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/amisom-fariin.jpg\" alt=\"\" width=\"851\" height=\"479\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/amisom-fariin.jpg 650w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/amisom-fariin-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 851px) 100vw, 851px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wakiilka howlgalka midowgga Africa ee AMISOM Francisco Caetano Madeira ayaa ka hadlay dagaalka dowladda federaalka ay kula jirto ururka Al-shabaab iyo halka ay marayaan howlgalada ciidamada nabad ilaalinta ee AMISOM.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madeira ayaa marka hore waxa uu sheegay in uu socdo qorshe ku aadan sidii loo kordhin lahaa dagaalka Al-shabaab lagula jiro, si loo soo afjaro dagaalka daba dheeraaday ee ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay kula jiraan Shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu sheegay in uu u mahadcelinayo dowladda Soomaaliya, isaga oo sheegay dowladda iyo shacabkeedaba mar walba in ay ku dadaalaan sidii lo heli lahaa nabad waarta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mr. Francisco ayaa dhalinyarada ururka Al-shabaab ka tirsan ugu baaqay in ay ka soo goostaan Shabaab, kuna soo biiraaan dadaalka nabadeynta ah oo ay wadaan mas&#8217;uuliyiinta dowladda, bulshada iyo maamul goboleedyadooda.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaan rabaa inaan muujiyo mahadcelinteyda iyo sida aan u aqoonsahay dadaalka dadka iyo dowladda Soomaaliyeed ay sameynayaan, waxa ugu muhiimsan ee salka ah nabadda iyo xasiloonida waa nabadda, bixinta adeeg bulsho dib u heshiisiin, awood iyo qayraad qeybsi, iyo in wax laga qabto muranka dhuleed ee jira, lana xaqiijiyo ammaaka.\u201d ayuu yiri Madeira.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaan kaloo rabaa inaan ka mahadceliyo dadaalka dowladda Soomaaliya ay ugu jirto xaqiijinta xubnaha Al-shabaab ka mid ah ee falalka Argagixisada kula kaca dadkooda, oo ay joojiyaan falalkan kuna soo biiraan dadaalka dowladdooda, bulshadooda iyo maamul goboleedyada, kaasi oo dib loogu soo celinayo nabada laguna hormarinayo dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40127\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40128\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40129\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40130\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakiilka howlgalka midowgga Africa ee AMISOM Francisco Caetano Madeira ayaa ka hadlay dagaalka dowladda federaalka ay kula jirto ururka Al-shabaab iyo halka ay marayaan howlgalada ciidamada nabad ilaalinta ee AMISOM. Madeira ayaa marka hore waxa uu sheegay in uu socdo qorshe ku aadan sidii loo kordhin lahaa dagaalka Al-shabaab lagula jiro, si loo soo afjaro [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40139,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40138","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40138","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40138"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40138\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40141,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40138\/revisions\/40141"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40139"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40138"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40138"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40138"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}