{"id":40134,"date":"2017-09-23T23:10:00","date_gmt":"2017-09-23T20:10:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40134"},"modified":"2017-09-23T23:11:37","modified_gmt":"2017-09-23T20:11:37","slug":"deegaano-hoos-taga-ghiiraan-oo-dagaal-ku-dhexmarey-al-shabaab-iyo-ciidamada-dawladda-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/deegaano-hoos-taga-ghiiraan-oo-dagaal-ku-dhexmarey-al-shabaab-iyo-ciidamada-dawladda-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Deegaano Hoostaga G\/Hiiraan oo Dagaal ku dhexmarey Al-shabaab iyo Ciidamada Dawladda Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/dagaal-g-hiiraan.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40135\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/dagaal-g-hiiraan.jpg\" alt=\"\" width=\"856\" height=\"478\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/dagaal-g-hiiraan.jpg 645w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/dagaal-g-hiiraan-300x167.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 856px) 100vw, 856px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo maalintii shalay deegaanka Ceelcadde ee gobolka Hiiraan ku dhaxmaray ciidamada dowladda iyo Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha deegaanka Far Libaax Jamaal Isxaaq Cabdulle oo la hadalay warbaahinta ayaa sheegay in saakay xaaladu ay dagan tahay, islamarkaana ciidamada dowladda ay iska caabiyeen dagaalyahannada Al Shabaab, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hasse ahaatee ilo xog-ogal ah oo ku sugan deegaan ayaa sheegay in Al Shabaab dagaalkaasi ay ku dileen Seddex ka mid ah Maleeshiyaadka ku sugnaa deegaanka Ceel Cadde ee Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Inta badan deegaanada ay ku sugan yihiin ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM waxaa ka dhaca weeraro gaadma ah oo ay dagaalyannada Al Shabaab ku soo qaadaan fariisimada ciidamadaasi ay ku leeyihiin gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Deegaannadan lagu dagaalamay ayaa marka laga soo tago ciidamada dowladda waxaa ka howlgala oo ku sugan maleeshiyaad iskood isku abaabulay oo marar badan oo hore dagaal culus la galay xoogagga Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40127\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40128\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40129\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40130\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo maalintii shalay deegaanka Ceelcadde ee gobolka Hiiraan ku dhaxmaray ciidamada dowladda iyo Al-shabaab. Guddoomiyaha deegaanka Far Libaax Jamaal Isxaaq Cabdulle oo la hadalay warbaahinta ayaa sheegay in saakay xaaladu ay dagan tahay, islamarkaana ciidamada dowladda ay iska caabiyeen dagaalyahannada Al Shabaab, sida uu hadalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40135,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40134","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40134","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40134"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40134\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40137,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40134\/revisions\/40137"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40135"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40134"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40134"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40134"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}