{"id":40126,"date":"2017-09-23T23:01:32","date_gmt":"2017-09-23T20:01:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40126"},"modified":"2017-09-23T23:02:28","modified_gmt":"2017-09-23T20:02:28","slug":"xildhibaanada-barlamaanka-soomaaliya-oo-maanta-la-filayo-in-ay-hor-tagaan-wasiiro-ka-tirsan-xukuumadda-khayre","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/xildhibaanada-barlamaanka-soomaaliya-oo-maanta-la-filayo-in-ay-hor-tagaan-wasiiro-ka-tirsan-xukuumadda-khayre\/","title":{"rendered":"Xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya oo Maanta La filayo in ay hor tagaan Wasiiro ka tirsan Xukuumadda KHayre."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/barlamaanka-somalia.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40131\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/barlamaanka-somalia.jpg\" alt=\"\" width=\"835\" height=\"557\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/barlamaanka-somalia.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/barlamaanka-somalia-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 835px) 100vw, 835px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiiro ka tirsan xukuumada Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay maanta hortagaan fadhiga mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya, kaddib markii ay dhawaan dalbadeen xildhibaannada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirada ayaa xildhibaanada u akhrin doono hindise sharciyeedyo la doonayo inay ansixiyaan marka ay dood ka yeeshaan kadib.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirada maanta hortagayo xildhibaanada golaha shacabka ayaa kala ah wasiirka caafimadka, Cadaaladda iyo warfaafinta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Wasaarada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumada Soomaaliya Drs Foosiyo Abiikar Nuur ayaa Xildhibaanada ka hor jeedin doonto Hindise sharciyeedka Caafimaadka Dalka<\/p>\n<p align=\"justify\">Xassan Xuseen Xaaji Wasiirka cadaaladda \u00a0ayaa sidoo kale lagu wadaa in uu Xildhibaanada ka hor jeediyo hindise sharciyeedka la dagaalanka Musuq Maasuqa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka warfaafinta ayaa xildhibaanada ka hor jeedin doono wax ka badal lagu sameeyay Xeerka Saxaafadda Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40127\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40128\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40129\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40130\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiiro ka tirsan xukuumada Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay maanta hortagaan fadhiga mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya, kaddib markii ay dhawaan dalbadeen xildhibaannada. Wasiirada ayaa xildhibaanada u akhrin doono hindise sharciyeedyo la doonayo inay ansixiyaan marka ay dood ka yeeshaan kadib. Wasiirada maanta hortagayo xildhibaanada golaha shacabka ayaa kala ah wasiirka caafimadka, Cadaaladda iyo warfaafinta. Wasiirka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40131,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40126","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40126","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40126"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40126\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40133,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40126\/revisions\/40133"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40131"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40126"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40126"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40126"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}