{"id":40122,"date":"2017-09-23T22:51:02","date_gmt":"2017-09-23T19:51:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40122"},"modified":"2017-09-23T22:51:49","modified_gmt":"2017-09-23T19:51:49","slug":"rw-khayre-oo-qaramada-midoobey-ka-hor-sheegey-in-cuna-qabateynta-hubka-saaran-dalkeena-ay-caqabad-ku-tahey-ciidamada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/rw-khayre-oo-qaramada-midoobey-ka-hor-sheegey-in-cuna-qabateynta-hubka-saaran-dalkeena-ay-caqabad-ku-tahey-ciidamada\/","title":{"rendered":"R\/W KHayre oo Qaramada Midoobey ka hor sheegey in Cuna qabateynta Hubka saaran Dalkeena ay Caqabad ku tahey Ciidamada."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/khayre-un-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40123\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/khayre-un-1.jpg\" alt=\"\" width=\"842\" height=\"561\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/khayre-un-1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/khayre-un-1-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 842px) 100vw, 842px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Xarunta Qaramada Midoobay ee New York waxaa qudbad taariikhi ah ka soo jeediyay ra\u2019iisal wasaaraha Soomaaliya Hassan Ali Khayre.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal wasaaraha ayaa sheegay in dhanbal Salaan ah uu ka sido Madaxweynaha iyo shacabka Soomaaliyeed, isaga oo dhanka kale faahfaahin ka bixiyay isbadalka ay Soomaaliya gashay iyo halka ay ka timid, Waxa uu qiray in Soomaaliya ay samaysay horumar la taaban karo<\/p>\n<p align=\"justify\">&#8220;Soomaaliya horay ayay u socotaa waxana naga go&#8217;an in aan sidas ku sii scono, hadafkanagu waa in aan ka qeyb qaadana horumarinta gobolka qaarada iyo caalamkaba, inkasta oo ay jiraan marxalado adag hadana waxaan horumar la taaban karo ka gaarnay , Amaanka, soo celinta sharcia iyo kala danbaynta iyo sal u dhigida siyaasada&#8221;<\/p>\n<p align=\"justify\">Mudane Khayre oo ka hadlayay kooxaha Nabad diidkaa ayaa xusay in caqabadaha ugu balaaran ay yihiin dhibaatootinka argagixsada.<\/p>\n<p align=\"justify\">&#8220;Argagiixsada ayaa kow ka ah caqabadaha aan wajahayno, taas oo saamaynaysa guud ahaanba caalamka loona baahanyahay in si wada jir ah looga hortago, Haddii aan nahay dowladda Soomaaliya waxaan guulo waaweyn ka gaarnay la dagalanka kooxda Al-shabaab oo aan ku wiiqnay awooda kooxdaasi, Waxan u mhadcelinaynaa ciidamada Nabad ilaalinta AMISOM oo aan ka helnay naf u hurid iyo taageero balaaran oo aan hagrasho ku jirin&#8221;<\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0<img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/hiiraan.com\/images\/2017\/Sept\/2017923636417278893661364IMG_5395.jpg\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\">Ra&#8217;iisal wasaaraha ayaa qudbadiisa ku xusay ahmiyada dhalinyarada iyo sida ay xukuumaiisu tixgalin u siinayso isaga oo tusaale u soo qaatay \u00a0alllaha u naxariistee wasiir cabaas siraaji oo tusaale \u00a0u ahaa dhalinyarada<\/p>\n<p align=\"justify\">&#8221; Faqriga waxbarasho la&#8217;aanta iyo nolosha adag ayaa ah kuwo sii kordhinaya dhibaatooyinka iyo ficilada argagixida aduunka oo dhan, dhalinyarada oo aan loo helin fursado shaqo iyo waxbarasho ayaa sii badinaya ku biiristooda kooxaha danbiilayaashaa oo ay argagixisadu ka mid tahay&#8221;<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal wasaaraha ayaa sheegay in cuna qabataynta hubka ee saaran Soomaaliya ay hortaagantahay Guul laga gaaro ladagaalanka kooxaha nabad diidka ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qodbada ra\u2019iisal wasaaraha oo dheereyd waxaa lagu xusay in Somaliya ay la dagaalamayso Musuqa, isla markaan dowladu ku dadaalayso tayaynta ciidanka qaran iy sidii loogu dhamaystiri lahaa Tasiilaadkii ay kula wareegi lahayeen amniga dalka<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39900\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39901\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39902\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39903\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarunta Qaramada Midoobay ee New York waxaa qudbad taariikhi ah ka soo jeediyay ra\u2019iisal wasaaraha Soomaaliya Hassan Ali Khayre. Ra\u2019iisal wasaaraha ayaa sheegay in dhanbal Salaan ah uu ka sido Madaxweynaha iyo shacabka Soomaaliyeed, isaga oo dhanka kale faahfaahin ka bixiyay isbadalka ay Soomaaliya gashay iyo halka ay ka timid, Waxa uu qiray in Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40119,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40122","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40122","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40122"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40122\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40125,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40122\/revisions\/40125"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40119"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40122"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40122"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40122"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}