{"id":40114,"date":"2017-09-22T22:10:42","date_gmt":"2017-09-22T19:10:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40114"},"modified":"2017-09-22T22:20:45","modified_gmt":"2017-09-22T19:20:45","slug":"meelaha-biyuhu-friistaan-oo-maamulka-gobolka-banaadir-sheegeen-in-ay-wax-ka-qabanayaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/meelaha-biyuhu-friistaan-oo-maamulka-gobolka-banaadir-sheegeen-in-ay-wax-ka-qabanayaan\/","title":{"rendered":"Meelaha Biyuhu Friistaan oo Maamulka Gobolka Banaadir Sheegeen in ay wax ka qabanayaan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/biyo-qabatin.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40115\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/biyo-qabatin.jpg\" alt=\"\" width=\"870\" height=\"572\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/biyo-qabatin.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/biyo-qabatin-300x197.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 870px) 100vw, 870px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Iyadoo magaalada Muqdisho saacadihii ugu danbeeyay ka da\u2019ayeen roobab lagu diirasaday, ayaa dhinaca kale roobabkan waxaa ay sameeyn ku yeesheen isku socodka dadka iyo gadiidka, kaddib markii jidadka qaar ay gooyeen biyaha roobka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in uu arintaan ka warqabo islamarkaana bilihii ugu danbeeyayba ku howlanaayeen sidii ay wax uga qaban lahaayeen goobaha biyo fariisinka ah marka ay da\u2019aan roobabka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo Maaliyada gobolka Banaadir Maluuko Cabdiqaadir Dheere ayaa warbaahinta u sheegtay\u00a0in dadaalo badan ay geliyeen bilooyinkii ugu dambeeyay wadooyinka biyaha ay fariistaan sidii wax looga qaban lahaa oo deg deg biyaha looga qaadi lahaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale waxay sheegtay in qorshaha maamulka gobolka Banaadir uu yahay sidii loo dayactiri lahaa bulaacadaha waa weyn ee ku yaalla hareeraha wadooyinka, kuwo cusubna loo dhisi lahaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xalay waxaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya iyo nawaaxigeeda ka da\u2019ay Roob ay ku qabowsadeen shacabka, laakiin gadiidleyda ayaa marka aad la sheekeysato kuu sheegaya in marka ay sidan oo kale roobabku u da\u2019aan ku adkaato in ay maraan jidadka qaar magaalada.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40039\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40041\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40040\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40030\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo magaalada Muqdisho saacadihii ugu danbeeyay ka da\u2019ayeen roobab lagu diirasaday, ayaa dhinaca kale roobabkan waxaa ay sameeyn ku yeesheen isku socodka dadka iyo gadiidka, kaddib markii jidadka qaar ay gooyeen biyaha roobka. Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in uu arintaan ka warqabo islamarkaana bilihii ugu danbeeyayba ku howlanaayeen sidii ay wax uga qaban lahaayeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40115,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40114","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40114","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40114"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40114\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40117,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40114\/revisions\/40117"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40115"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40114"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40114"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40114"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}