{"id":40110,"date":"2017-09-22T19:42:11","date_gmt":"2017-09-22T16:42:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40110"},"modified":"2017-09-22T19:43:13","modified_gmt":"2017-09-22T16:43:13","slug":"maxkamadda-sare-ee-dalka-kenya-oo-guushii-uhuro-kenyatta-laashey-isaguna-goaankaas-ku-sheegey-inqilaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/maxkamadda-sare-ee-dalka-kenya-oo-guushii-uhuro-kenyatta-laashey-isaguna-goaankaas-ku-sheegey-inqilaab\/","title":{"rendered":"Maxkamadda Sare ee Dalka Kenya oo Guushii Uhuro Kenyatta Laashey isaguna Go&#8217;aankaas ku sheegey Inqilaab."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/uhuro-inqilaab.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40111\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/uhuro-inqilaab.jpg\" alt=\"\" width=\"841\" height=\"525\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/uhuro-inqilaab.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/uhuro-inqilaab-300x187.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 841px) 100vw, 841px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha tallada haya ee dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku tilmaamay go\u2019aankii maxkamada sare ee lagu laalayay doorashadii madaxtinimada dalkaas Iqilaab ama afganbi lagula kacay dalka Kenya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maxkamada sare ee dalka Kenya ayaa waxba kama jiraan ka soo qaaday doorashadii madaxtinimada ee dalkaasi ka dhacday, kaddib markii siyaasiyiinta xisbiga mucaaradka ugu weyn dalkaa dacwad u gudbiyeen maxkamada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddiga doorashada ayaa hadda dib u dhigay waqtigii loo asteeyay in ay dhacdo doorashda ku celiska ah oo ku beegneyd 17 bisha October ee nagu soo foolka leh, waxaana uu guddigu sheegay in doorashada dib loo dhigay ilaa 26ka October.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Uhuru ayaa yiri &#8216; Waxaa dalkan inqilaab ka sameeyey afar qof oo maxkamada sare jooga .<\/p>\n<p align=\"justify\">Laakiin go\u2019aankan markii uu soo baxay waxaa dhinacooda soo dhaweeyay siyaasiyiinta mucaaradka gaar ahaan Raila Odinga oo ah shaqsiga siyaasad ahaan ay sida weyn isaga soo horjeedaan Uhuru Kenyatta, lana filayo in uu kursiga kula tartamo doorashada soo socta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sanadii 2007-dii ayaa rabshadihii dhacay doorashada ka dib waxaa ku dhintay 1200 oo qof kadib markii xiisado siyaasadeed ay ka dhasheen doorashooyinka.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40039\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40041\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40040\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40030\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha tallada haya ee dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku tilmaamay go\u2019aankii maxkamada sare ee lagu laalayay doorashadii madaxtinimada dalkaas Iqilaab ama afganbi lagula kacay dalka Kenya. Maxkamada sare ee dalka Kenya ayaa waxba kama jiraan ka soo qaaday doorashadii madaxtinimada ee dalkaasi ka dhacday, kaddib markii siyaasiyiinta xisbiga mucaaradka ugu weyn dalkaa dacwad u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40111,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40110","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40110","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40110"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40110\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40113,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40110\/revisions\/40113"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40111"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40110"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40110"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40110"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}