{"id":40106,"date":"2017-09-22T19:14:42","date_gmt":"2017-09-22T16:14:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40106"},"modified":"2017-09-22T19:18:12","modified_gmt":"2017-09-22T16:18:12","slug":"muhaajiriin-doontii-ay-saarnaayeen-degtey-sida-loo-maleynayo-oo-raqdooda-iyo-ruuxoodiba-la-layahey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/muhaajiriin-doontii-ay-saarnaayeen-degtey-sida-loo-maleynayo-oo-raqdooda-iyo-ruuxoodiba-la-layahey\/","title":{"rendered":"Muhaajiriin Doontii ay saarnaayeen Degtey sida loo maleynayo oo Raqdooda iyo Ruuxoodiba la La&#8217;yahey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/muhaajirin.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40107\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/muhaajirin.jpg\" alt=\"\" width=\"852\" height=\"479\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/muhaajirin.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/muhaajirin-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 852px) 100vw, 852px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Inta la xaqiijinayo ilaa\u00a050 ruux oo muhaajiriin ah ayaa laga cabsi qabaa in ay ku qaraqmeen badda ka dib markii doontii ay saarnaayeen uu ka dhammaaday shidaalkii iyadoo maraysa xeebaha dalka Liibiya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Doonta oo ay saarnaayeen 100 ruux ayaa Jimcihii hore ka shiraacatay magaalada Sabratha ee ku taala dhinaca galbeed sida ay saraakiil deegaankaas ah u sheegeen BBC-da.<\/p>\n<p align=\"justify\">Doonta ayaa badda dul sabaynaysay maalmo ka hor inta aysan dagin, badda ayaa markii dambana ku soo tuftay agagaarka magaalada Zuwara saacadihii hore ee Arbacadii.<\/p>\n<p align=\"justify\">Soddon iyo shan ruux oo doontaas ka badbaaday iyo siddeed mayd ah ayaa la helay sida ay saraakiishu sheegeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Afhayeen u hadlay ciidammada badda ee Liibiya ayaa sheegay in dhammaan dadka soo badbaaday ay ka soo jeedaan dalalka Saxaraha Afrika ka hooseeya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Liibiya ayaa ah marin caan ah oo ay adeegsadaan tahriibayaasha isku dayaya in ay gaaraan koonfurta Yurub iyaga oo badda sii maraya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Baddankood waxaa la saaraa doomo aan u qalmin in ay badda ku safraan, kuwaas oo dadka wax tahriibiya ay marka dambe kaga dhuuntaan badda Mediterranean.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40039\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40041\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40040\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40030\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Inta la xaqiijinayo ilaa\u00a050 ruux oo muhaajiriin ah ayaa laga cabsi qabaa in ay ku qaraqmeen badda ka dib markii doontii ay saarnaayeen uu ka dhammaaday shidaalkii iyadoo maraysa xeebaha dalka Liibiya. Doonta oo ay saarnaayeen 100 ruux ayaa Jimcihii hore ka shiraacatay magaalada Sabratha ee ku taala dhinaca galbeed sida ay saraakiil deegaankaas ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40107,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40106","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40106","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40106"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40106\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40109,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40106\/revisions\/40109"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40107"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40106"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40106"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40106"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}