{"id":4010,"date":"2011-11-05T17:50:40","date_gmt":"2011-11-05T17:50:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=4010"},"modified":"2011-11-05T17:50:40","modified_gmt":"2011-11-05T17:50:40","slug":"ciidamada-dowladda-kmg-ee-soomaaliya-oo-gacanta-ku-dhigay-gaari-ay-ka-buuxeen-bisaddo-oo-kaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/11\/ciidamada-dowladda-kmg-ee-soomaaliya-oo-gacanta-ku-dhigay-gaari-ay-ka-buuxeen-bisaddo-oo-kaliya\/","title":{"rendered":"Ciidamada Dowladda KMG ee Soomaaliya Oo Gacanta Ku Dhigay Gaari ay ka Buuxeen Bisaddo Oo Kaliya"},"content":{"rendered":"<p><strong><span style=\"font-size: x-small;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/cats1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4012\" title=\"cats\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/cats1-300x227.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"227\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/cats1-300x227.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/cats1.jpg 570w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/p>\n<p>Ciidamada Ammaanka Dowladda Ee Degmada Kaaran ayaa Maanta waxa ay Gacanta Ku Dhigeen Gaari Nuuca Loo Yaqaan Homy-da oo ay Ka Buuxeen Bisaddo Oo Kaliya Sida ay Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Wrasom ay U Xaqiijiyeen Goob Joogayaal Kalhaasi Ku Sugan<\/p>\n<p>Gaarigaan ayaa Lagu Qabtay Meel aan Sidaas uga Fageyn Saldhiga Degmada Kaaran Waxana Saarnaa boqolaal Bisaddo ah Iyo Darwalkii Waday Gaariga<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong>Inta aan La Qaban Ka Hor Waxaa In Muddo ah Uu Hakad Galay Isu Socodka Dadka Iyo Gaadiidka Isticmaalo waddaha Hor Marta Saldhiga Degmada Kaaran Balse Markii ay Ciidamada Xaqiijiyeen gacan Ku Qabashada gaariga Iyo Darawalkii Wadayba ayaa Waxaa KU Soo Xoomeen Dad Weyna Aad U Fara Badan Oo La Tacajabay dhacdadaan aan Horey Loo Arag<\/p>\n<p>Mid ka Mid ah dadkii Indhaha saaray garigaasi Iyo bisadihii SaarnaaOo Warsom la hadlaya ayaa Sheegay in Ciidamada ay Darawalka Weydiyeen halku Uu Ka Keenay Bisadahaani<\/p>\n<p>Darawalkii ayaa U Sheegay Cioidamada Ammanka In Uu Bisadahaani Ka Soo Ka Xeeyey Suuqa Xoolaha Isla markaana Uu rabay In Uu Ku Sii Daaro Degmada Kaaran<\/p>\n<p>Mar Wax Laga Weydiyey Sabata ayuu Ku Sheegay In ay Degmada Kaaran KU Yar Yihiin Bisadaha Sidaasina Uu U Keenay<\/p>\n<p>Waa Arin cajiib ah Oo aan Horey Loogu Arag Soomaaliya Iyo Caalamkuba Balse Ilaa Iyo Haatan Lama Garan Ujeedka Ka Dambeeye Bisadahaani waxa ayna ciidamada Amaanka Bilaaben Baaritaano Xoogan wallow aysan Jirin Wax War ah Oo Ka soo Baxay Maamulka Degmada kaaran<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n<p><\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Ciidamada Ammaanka Dowladda Ee Degmada Kaaran ayaa Maanta waxa ay Gacanta Ku Dhigeen Gaari Nuuca Loo Yaqaan Homy-da oo ay Ka Buuxeen Bisaddo Oo Kaliya Sida ay Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Wrasom ay U Xaqiijiyeen Goob Joogayaal Kalhaasi Ku Sugan Gaarigaan ayaa Lagu Qabtay Meel aan Sidaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-4010","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4010","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4010"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4010\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4013,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4010\/revisions\/4013"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4010"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4010"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4010"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}