{"id":40099,"date":"2017-09-22T17:53:48","date_gmt":"2017-09-22T14:53:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40099"},"modified":"2017-09-22T17:55:34","modified_gmt":"2017-09-22T14:55:34","slug":"madaxtooyada-galmudug-war-kasoo-baxey-oo-lagu-sheegey-in-dawladda-dhexe-faragelin-ku-heyso-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/madaxtooyada-galmudug-war-kasoo-baxey-oo-lagu-sheegey-in-dawladda-dhexe-faragelin-ku-heyso-galmudug\/","title":{"rendered":"Madaxtooyada Galmudug War kasoo baxey oo lagu sheegey in Dawladda DHexe Faragelin ku heyso Galmudug."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/galmudug-state.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40072\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/galmudug-state.jpg\" alt=\"\" width=\"879\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/galmudug-state.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/galmudug-state-300x158.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 879px) 100vw, 879px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">War ka soo baxay madaxtooyada Galmudug ayaa lagu eedeeyay mas\u2019uuliyiinta ugu sareysa dowladda Soomaaliya in ay faragalin ku hayaan maamulka, kaddib khilaaf ka dhashay go\u2019aan madaxtooyada Galmudug ka qaatay khilaafka wadamada Khaliijka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Galmudug iyo guddoonka baarlamaanka maamulkaas ayaa si wada jir ah uga hor yimid go\u2019aan madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf uu kula saftay xulufada Sacuudiga iyo Imaaraadka ee ka dhanka ah Qatar.<\/p>\n<p align=\"justify\">Warka ka soo baxay madaxtooyada Galmudug ayaa dhignaa siddan :<\/p>\n<p align=\"justify\">Dawlad Goboleedka Galmudug waxay mar kale ku celinaysa mowqifkeeda ku aadan go\u2019aanka ay ka qaadatay khilaafka dawladaha Khaliijka u dhaxeeya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dastuurka ku meelgaarka ah qodobkiisa 53 aad wuxuu dhigayaa in<\/p>\n<div align=\"justify\">\n<ol start=\"1\" type=\"1\">\n<li>Iyada oo la qaddarinayo nuxurka iskaashi ee lagu shaqaynayo, xukuumadda Federaalku waa in ay Dawlad- goboleedyada kala tashataa wada-xaajoodyada la xiriira kaalmada dibedda, ganacsiga, ama arrimaha muhiimka ah ee la xiriira heshiisyada caalamiga ah.<\/li>\n<li>Marka ay wada-xaajoodyadu si gaar ah u saamaynayaan danaha khuseeya Dawlad- goboleedyada, xukuumadda Federaalku ergada wada-xaajoodka geleysa waxaa kaabaya wakiillo ka socda Dawladaha xubinta ka ah Dawladda Federaalka.<\/li>\n<li>Xukuumadda Federaalka marka ay ka hawlgelayso wada- xaajoodyada, waa in ay isu aragtaa xilgudashadeedana ka muuqtaa in ay tahay ilaaliyaha danaha Dawladaha xubinta ka ah Dawladda Federaalka.<\/li>\n<\/ol>\n<\/div>\n<p align=\"justify\">Dawlada Federaalka ah kuma salayn go\u2019aanka ay ka qaadatay khilaafka Khaliijka xiriirka soo jireenka ah iyo danta joogtada ah ee kala dhaxaysa Dawladaha Sacuudiga, Masar, Imaaraadka Carabta iyo Baxrayn.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaan ugu baaqaynaa Siyaasiyiinta, Odyaasha, Waxgaradka, Aqoon yahanka, Ganacsatada, iyo Culimada kasoo jeeda Galmudug in ay meel uga soo wada jeestaan si wadajir ahna uga hortagaan daandaansiga iyo dhiilada lagu hayo Shacabka iyo dowladda Goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40039\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40041\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40040\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40030\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 War ka soo baxay madaxtooyada Galmudug ayaa lagu eedeeyay mas\u2019uuliyiinta ugu sareysa dowladda Soomaaliya in ay faragalin ku hayaan maamulka, kaddib khilaaf ka dhashay go\u2019aan madaxtooyada Galmudug ka qaatay khilaafka wadamada Khaliijka. Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Galmudug iyo guddoonka baarlamaanka maamulkaas ayaa si wada jir ah uga hor yimid go\u2019aan madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40072,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40099","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40099","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40099"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40099\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40101,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40099\/revisions\/40101"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40072"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40099"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40099"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40099"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}