{"id":40095,"date":"2017-09-22T17:37:44","date_gmt":"2017-09-22T14:37:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40095"},"modified":"2017-09-22T17:40:50","modified_gmt":"2017-09-22T14:40:50","slug":"shan-boqol-iyo-todobaatan-shan-milion-oo-mareykanku-ugu-deeqay-dalal-ay-soomaaliya-ku-jirto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/shan-boqol-iyo-todobaatan-shan-milion-oo-mareykanku-ugu-deeqay-dalal-ay-soomaaliya-ku-jirto\/","title":{"rendered":"SHan Boqol iyo Todobaatan Shan Million oo Mareykanku ugu Deeqay Dalal ay Soomaaliya ku Jirto."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/mareykan-deeq.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40096\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/mareykan-deeq.jpg\" alt=\"\" width=\"862\" height=\"359\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/mareykan-deeq.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/mareykan-deeq-300x125.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 862px) 100vw, 862px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wakaaladda Maraykanka ee Horumarinta Caalamiga USAID ayaa ku dhawaaqday $ 575 Milyan oo dheeraad ah oo gargaar ah in ay siineyso dalalka Yemen, Koonfurta Suudaan, Nigeria iyo Soomaaliya oo Abaaro ay ka jiraan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hay\u2019adda ayaa sheegtay in ujeedada lacagtan ay u bixineyso ay tahay sidii ay u caawin laheyd malaayiin qof oo Afartan wadan ku wajahaya gaajada iyo rabshadaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cLacagta dheeraadka ah waxay keenaysaa kaalmada bini\u2019aadanimo ee Mareykanka ilaa $ 2.5 bilyan oo ah afartan dal ee tan iyo bilawgii sanadka 2017.\u201d Ayaa lagu yiri warka Hay\u2019adda Mareykanka ee Horumarinta Caalamiga ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mark Green, Madaxa USAID, ayaa Maaliyaddan cusub kaga dhawaaqay shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay New York, halkaas oo hoggaamiyeyaasha caalamku ay ka maqlaan dhibaatada aan caadiga ahayn ee ka jira dalalkan.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cMalaayiin qof ayaa u baahan gargaar bini\u2019aadannimo sababtoo ah dhibaatooyinka ay saameeyeen Koonfurta Suudaan, Nigeria, iyo Yemen iyo Soomaaliya, halkaas oo iskahorimaadyada socda ay sii xumeeyeen saameynta abaar ba\u2019an.\u201d ayuu yiri Mark Green.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40039\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40041\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40040\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40030\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakaaladda Maraykanka ee Horumarinta Caalamiga USAID ayaa ku dhawaaqday $ 575 Milyan oo dheeraad ah oo gargaar ah in ay siineyso dalalka Yemen, Koonfurta Suudaan, Nigeria iyo Soomaaliya oo Abaaro ay ka jiraan. Hay\u2019adda ayaa sheegtay in ujeedada lacagtan ay u bixineyso ay tahay sidii ay u caawin laheyd malaayiin qof oo Afartan wadan ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40096,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40095","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40095","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40095"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40095\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40098,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40095\/revisions\/40098"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40096"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40095"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40095"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40095"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}