{"id":40092,"date":"2017-09-22T17:27:41","date_gmt":"2017-09-22T14:27:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40092"},"modified":"2017-09-22T17:28:04","modified_gmt":"2017-09-22T14:28:04","slug":"mweynaha-hirshabeele-waare-oo-sheegey-in-siyaasadda-arrimaha-debedda-looga-danbeeyo-dawladda-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/mweynaha-hirshabeele-waare-oo-sheegey-in-siyaasadda-arrimaha-debedda-looga-danbeeyo-dawladda-dhexe\/","title":{"rendered":"M\/weynaha Hirshabeele Waare oo Sheegey in Siyaasadda Arrimaha Debedda looga Danbeeyo Dawladda Dhexe."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/waare.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40046\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/waare.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"478\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/waare.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/waare-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha cusub ee maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay arrimaha siyaasadda dibedda in ay wakiil ka tahay Dowladda Federaalka Soomaaliya, muhiimna ay tahay in looga dambeeyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweye Waare ayaa sheegay in doorka dowlad goboleedyada ay ku leeyihiin arrimaha siyaasadda dibedda in uu yahay talo bixin iyo farsamo oo kaliya, balse aysan aheyn in ay go\u2019aan ka gaaraan siyaasada arrimaha dibedda.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cXiriirka Caalamiga ah waxaa iska leh Dowlada Dhexe doorka uga furan maamul goboleedyada waa talo bixin waa farsamo waa danahooda iyo mashaariicdooda ay soo gudbiyaan.\u201d ayuu yiri Madaxweyne Waare.<\/p>\n<p align=\"justify\">Laakiin waxaa uu dhinaca kala sheegay in mowqifka ay qaadatay dowladda dhexe ee dhaxdhaxaadnimada ah loo baahan yahay in ay labada dhinac ee iska soo horjeeda ku wada qanacsan yihiin, balse aan loo baahneyn in dhinac kaliya lagu raaligaliyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Aragtida madaxweynaha cusub ee Hirshabeelle ayaa ah mid ka hor imaneysa go\u2019aanka ay qaateen hogaamiyayaasha dowlad gobolleedyada qaarkood.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada Koofurgalbeed,Puntland iyo Galmudug ayaa dhowaan cadeeyay in ay taageersan yihiin dalalka Sacudi Carabiya iyo Imaaraadka Carabta, sidoo kale waxaa go\u2019aankaa hore u taageeray madaxweynihii kalsoonida lagala noqday ee Hirshabelle Cali Cabdulaahi Cosoble.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40039\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40041\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40040\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40030\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha cusub ee maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay arrimaha siyaasadda dibedda in ay wakiil ka tahay Dowladda Federaalka Soomaaliya, muhiimna ay tahay in looga dambeeyo. Madaxweye Waare ayaa sheegay in doorka dowlad goboleedyada ay ku leeyihiin arrimaha siyaasadda dibedda in uu yahay talo bixin iyo farsamo oo kaliya, balse aysan aheyn in ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40046,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40092","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40092","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40092"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40092\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40094,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40092\/revisions\/40094"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40046"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40092"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40092"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40092"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}