{"id":4006,"date":"2011-11-05T17:44:04","date_gmt":"2011-11-05T17:44:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=4006"},"modified":"2011-11-05T17:44:04","modified_gmt":"2011-11-05T17:44:04","slug":"xukuumada-soomaaliya-oo-markii-ugu-horeysay-ka-hadashay-hoos-u-dhaca-qiimaha-dollarka-iyadoo-aan-wax-is-bedel-ah-lagu-arag-badeecada-kale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/11\/xukuumada-soomaaliya-oo-markii-ugu-horeysay-ka-hadashay-hoos-u-dhaca-qiimaha-dollarka-iyadoo-aan-wax-is-bedel-ah-lagu-arag-badeecada-kale\/","title":{"rendered":"Xukuumada Soomaaliya Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadashay Hoos U Dhaca Qiimaha Dollarka Iyadoo Aan Wax Is bedel Ah Lagu Arag Badeecada Kale"},"content":{"rendered":"<p><strong><span style=\"font-size: x-small; font-family: Arial;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/astaanta-qaranka11.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-4008\" title=\"astaanta-qaranka1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/astaanta-qaranka11.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"228\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/p>\n<p><\/span><\/strong><\/p>\n<p>Kusimaha Ra\u2019isulwasaaraha Soomaaliya ahna Wasirka Ganacsiga iyo Warshadaha Mudane C\/wahaab Ugaas Xuseen iyo Wasiirka Maaliyadda iyo Lacagta Xukuumadda Soomaaliya Mudane C\/naasir Maxamed Cabdulle oo gelinkii dambe ee maanta shir jaraaid oo wadajir ugu qabtay Saxaafadda ayaa Waxa ay Shirkooda Jaraa&#8217;id kaga hadleen hoos u dhaca ku yimid qiimaha sarifka lacagta doolarka iyo badeecada oo Aan Wali Waxba Iska Bedelin Qiiihii Lagu iibin Jirin<\/p>\n<p>Labada Masuulba Hadaladooda Waxa ay diirada ku Saaraan ka Hadalka waxa Sababay In uu Hoos U Dhaca sarifka Dollarka Waxa ayna Siwada Jir ah Ugu Aaneeyeen In Ay Dalka Ku Sii Yaraanayso lacaga Shillin Soomaaliga Isla Markaan loo Baahan Yahya In La Daabaco Lacagaasi<\/p>\n<p>sidoo Kale Shirkooda jaraa&#8217;id ayaa Waxa ay KU Soo Bandhigeen In ay Jiraan waxyaabo Kale oo SHoos U Dhigay Sarifka Iyadoo aanan Wax Is Bedel ah KU Imaan Badeecada Nuucyadeedii Kal Duwan<\/p>\n<p><strong><span style=\"font-size: x-small; font-family: Arial;\">Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/p>\n<p><\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Kusimaha Ra\u2019isulwasaaraha Soomaaliya ahna Wasirka Ganacsiga iyo Warshadaha Mudane C\/wahaab Ugaas Xuseen iyo Wasiirka Maaliyadda iyo Lacagta Xukuumadda Soomaaliya Mudane C\/naasir Maxamed Cabdulle oo gelinkii dambe ee maanta shir jaraaid oo wadajir ugu qabtay Saxaafadda ayaa Waxa ay Shirkooda Jaraa&#8217;id kaga hadleen hoos u dhaca ku yimid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-4006","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4006","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4006"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4006\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4009,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4006\/revisions\/4009"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4006"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4006"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4006"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}