{"id":40057,"date":"2017-09-21T18:03:11","date_gmt":"2017-09-21T15:03:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40057"},"modified":"2017-09-21T18:04:11","modified_gmt":"2017-09-21T15:04:11","slug":"xisbiga-xukuma-somaliland-ee-kulmiye-oo-eedeyn-usoo-jeediyeen-labada-xisbi-mucaarad-ee-waddani-iyo-ucid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/xisbiga-xukuma-somaliland-ee-kulmiye-oo-eedeyn-usoo-jeediyeen-labada-xisbi-mucaarad-ee-waddani-iyo-ucid\/","title":{"rendered":"Xisbiga Xukuma Somaliland ee Kulmiye oo eedeyn usoo Jeediyeen labada Xisbi Mucaarad ee Waddani iyo Ucid."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/labo-xisbi-slnd.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40058\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/labo-xisbi-slnd.jpg\" alt=\"\" width=\"917\" height=\"422\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/labo-xisbi-slnd.jpg 600w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/labo-xisbi-slnd-300x138.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 917px) 100vw, 917px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Labadda xisbi mucaarad ee WADDANI iyo UCID ayaa iskaga baxay shir u socday saxaafadda iyo guddida doorashooyinka oo lagaga hadlayey sidii loo samayn lahaa guddida ilaalinta anshaxa iyo dabagalka wararka doorashooyinka, taas oo haddii war khaldan la tabiyo halis galin karta qaranka oo dhan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale, waxay dalbadeen in madaxweynuhu soo saaro saddex wareegto oo la xidhiidha arrimaha doorashooyinka, haddii kale aanay saxeexi doonin heshiishyadda anshaxa ololaha iyo guddida ilaalinta anshaxa saxaafadda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulankan oo xisbiyadda, guddida doorashooyinka iyo warbaahintuba ka doodayeen sida loo xulayo gudidaasi warbaahinta ayaa waxa ka soo baxay labadda xisbi mucaarad oo diiday laba xubnood oo wasaaradda warfaafinta ka socday oo guddidan lagu darayey.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xoghayaha golaha dhexe ee xisbiga UCID Maxamuud Cali Jiir oo arrintaasi ka hadlaya waxa uu yidhi \u201cXeerka saxaafadda waanu ka soo baxnay, waxa maamusha xukuumaddii oo wasiirka warfaafinta ayaa maamusha, marka laba xubnood uu keensaday, labaddii xisbi ee kalena ku yeelan waayeen waxa loo jeeda in aanay doorashadaasi noqon mid cadaan ah, waxa nagu maqaalo ah oo aan ognahay in dhawr guri oo waaweyn lagu ururiyo shaqaalihii dawladda oo la doonayo in loo kala diro hawlo khuseeya doorashadda\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaanu intaas ku daray\u201d waxaanu leenahay madaxweynaha sadexdii wareegto ee ku lamaana xeerka anshaxa ee doorashadda illaa laga soo saxeexo madaxweynaha xeerka ansaxa ma saxeexayno, haddii aanu nahay labadda xisbi mucaarad, wareegtada looga baahan yahay inuu madaxweynuhu saxeexo waa wareegta ciidamada qaranka in maalinta doorashada ka amar qaataan guddida doorashooyinka, wareegtadda labaad waa ta shaqaalaha in aanay shaqo ku yeelan hawlaha ololaha iyo doorashooyinka, iyo wareegtadda sadaxaad oo ah hantidda dawladda, saddexdaasi wareegto ilaa uu madaxweynuhu soo saxeexo ma saxeexayno\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">Xoghayaha guud ee xisbiga WADANI Maxamed uur Cadde oo isna halkaasi ka hadlay ayaa yidhi \u201c waxa la yidhi waxa la samaynayaa guddi ilaalisa si aanay saxaafaddu warar khaladaad ah u galin wakhtiga doorashadda, waxay yidhaahdeen wasiirka warfaafinta ayaa laba xubnood ku daraya, xisbiyadda kale kuma jiraan, marka waxaan Guddida doorashooyinka leeyahay laba qodob waan ogolnahay in laga saaro labadda xubnood ee dawladdu wadato, oo xisbiyaddu dibada ka joogaan, taas waan ogolnahay, waxa kale oo ogol nahay in labadaasi loo ogolaaday xukuumadda aan anaguna laba laba xubnood ku yeelano guddidan, wax intaas ka duwan oo aanu yeelaynaa ma jirto\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40039\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40041\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40040\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40030\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Labadda xisbi mucaarad ee WADDANI iyo UCID ayaa iskaga baxay shir u socday saxaafadda iyo guddida doorashooyinka oo lagaga hadlayey sidii loo samayn lahaa guddida ilaalinta anshaxa iyo dabagalka wararka doorashooyinka, taas oo haddii war khaldan la tabiyo halis galin karta qaranka oo dhan. Sidoo kale, waxay dalbadeen in madaxweynuhu soo saaro saddex wareegto oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40058,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40057","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40057","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40057"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40057\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40060,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40057\/revisions\/40060"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40058"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40057"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40057"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40057"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}