{"id":40053,"date":"2017-09-21T17:53:08","date_gmt":"2017-09-21T14:53:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40053"},"modified":"2017-09-21T17:54:11","modified_gmt":"2017-09-21T14:54:11","slug":"xildhibaanada-barlamaanka-federalka-soomaaliya-oo-looga-digey-safarada-dibedda-ee-aanu-ka-war-qabin-guddoonku","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/xildhibaanada-barlamaanka-federalka-soomaaliya-oo-looga-digey-safarada-dibedda-ee-aanu-ka-war-qabin-guddoonku\/","title":{"rendered":"Xildhibaanada Barlamaanka Federalka Soomaaliya oo looga Digey Safarada Dibedda ee aanu ka war qabin Guddoonku."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/jawaari.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40054\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/jawaari.jpg\" alt=\"\" width=\"940\" height=\"623\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/jawaari.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/jawaari-300x199.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 940px) 100vw, 940px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoonka baarlamaanka Soomaaliya ayaa uga digay Xildhibaanada safarada ugu anbabaxa dalka dibediisa iyadoo uusan guddoonku ka warqabin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha baarlamaanka Prof Maxamed Cismaan Jawaari ayaa sheegay in Safarada badan ee xildhibaannada ay caqabad weyn ku noqotay kulamada baarlamaanka ee caadiga ah, isla markaana illaa boqol Xildhibaano ay safaro ugu maqan yihiin dalka dibediisa.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cMa jiro xildhibaan safar karan isaga aanan guddoonka soo ogeysiin guddoonka baarlamaanka waa in uu sheegaan xildhibaannka howsha uu u baxayo, si looga warqabo, hada boqol Xildhibaan ka badan ayaa maqan oo aanan ka warqabin ujeedada ay u maqan yihiin\u201dayuu yiri Guddoomiye Jawaari.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulamada baarlamaanka ayaa mar marka qaar u baaqda Kooram la\u2019aan, madaama la waayo inta badan xidhibaannada oo aan qaarkood soo xaadirin kulamada ama safar uga maqan dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiye Jawaari ayaa xildhibaannadda ugu baaqay in ay waajibkooda gutaan, waxaana uu tilmaamay in ay ka turjumayaan shacabka oo ay saaran tahay mas\u2019uuliyad, sidaas darteedna aanan loo baahneyn in ay danahooda gaarka ah fiirsadaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40039\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40041\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40040\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40030\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoonka baarlamaanka Soomaaliya ayaa uga digay Xildhibaanada safarada ugu anbabaxa dalka dibediisa iyadoo uusan guddoonku ka warqabin. Guddoomiyaha baarlamaanka Prof Maxamed Cismaan Jawaari ayaa sheegay in Safarada badan ee xildhibaannada ay caqabad weyn ku noqotay kulamada baarlamaanka ee caadiga ah, isla markaana illaa boqol Xildhibaano ay safaro ugu maqan yihiin dalka dibediisa. \u201cMa jiro xildhibaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40054,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40053","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40053","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40053"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40053\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40056,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40053\/revisions\/40056"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40054"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40053"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40053"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40053"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}