{"id":40038,"date":"2017-09-21T17:14:26","date_gmt":"2017-09-21T14:14:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40038"},"modified":"2017-09-21T17:15:27","modified_gmt":"2017-09-21T14:15:27","slug":"galmudug-maamulkeeda-oo-ku-biirey-garab-istaaga-isbaheysiga-sucuudiga-iyo-imaaraadka-ee-khilaafka-khaliijka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/galmudug-maamulkeeda-oo-ku-biirey-garab-istaaga-isbaheysiga-sucuudiga-iyo-imaaraadka-ee-khilaafka-khaliijka\/","title":{"rendered":"Galmudug Maamulkeeda oo ku Biirey Garab istaaga Isbaheysiga Sucuudiga iyo Imaaraadka ee KHilaafka KHaliijka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/xaaf-galm.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40042\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/xaaf-galm.jpg\" alt=\"\" width=\"950\" height=\"634\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/xaaf-galm.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/xaaf-galm-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 950px) 100vw, 950px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Maamulka Galmudug ayaa taageeray go\u2019aanka xulufada Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta ee ka dhanka ah dowladda Qatar, iyaga oo ka soo horjeestay go&#8217;aanka xukuumada Soomaaliya ay arintan ka qaadatay.<\/p>\n<p align=\"justify\">War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha mamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) oo warkan lagu cadeeyay ayaa sidoo kale waxaa lagu sheegay sababta Galmudug ay u taageertay Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta in ay tahay xiriir wanaagsan oo kala dhexeeya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Warfaafinta maamulka Galmudug Maxamuud Aadan Cusmaan ayaa sheegay\u00a0Shirkii Madasha Hoggaanka Qaranka ee lagu qabtay Muqdisho ay ku wargeliyeen in xukuumadda Soomaaliya aanay mowqif dhex dhexaad ah ka qaadan karin arrimaha Khaliijka, sababo ku aadan xiriirka taariikhiga ah ee kala dhaxeeya Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka ayaa dowladda Soomaaliya inay ugu baaqay in ay dib u eegto mowqifkeedii dhex dhexaadka ee ay ka qaadatay xiisada Khaliijka, islamarkaana ay tixgeliso walaaca ay qabaan dowlad goboleedkada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maamul goboleedyada Hirshabeelle, Puntland, Koonfur Galbeed ayaa horey u taageeray xulufada Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta, waxaana maamulka Galmudug uu noqonayaa maamulkii Afaraad, ee taageera go\u2019aana xulufada Sacuudiga ay ka qaateen dowladda Qatar.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40039\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40040\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40041\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40030\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Galmudug ayaa taageeray go\u2019aanka xulufada Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta ee ka dhanka ah dowladda Qatar, iyaga oo ka soo horjeestay go&#8217;aanka xukuumada Soomaaliya ay arintan ka qaadatay. War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha mamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) oo warkan lagu cadeeyay ayaa sidoo kale waxaa lagu sheegay sababta Galmudug [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40042,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40038","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40038","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40038"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40038\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40044,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40038\/revisions\/40044"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40042"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40038"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40038"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40038"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}