{"id":40034,"date":"2017-09-21T17:03:08","date_gmt":"2017-09-21T14:03:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40034"},"modified":"2017-09-21T17:04:04","modified_gmt":"2017-09-21T14:04:04","slug":"abaarta-soomaaliya-ka-dhacdey-oo-loogu-deeqey-lacag-dhan-hal-milion-doolaryaa-bixinaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/abaarta-soomaaliya-ka-dhacdey-oo-loogu-deeqey-lacag-dhan-hal-milion-doolaryaa-bixinaya\/","title":{"rendered":"Abaarta Soomaaliya ka Dhacdey oo loogu Deeqey Lacag dhan Hal Milion Doolar\/yaa bixinaya?."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/deeq-abaarta-somaliya.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40035\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/deeq-abaarta-somaliya.jpg\" alt=\"\" width=\"880\" height=\"533\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/deeq-abaarta-somaliya.jpg 634w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/deeq-abaarta-somaliya-300x182.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 880px) 100vw, 880px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Kulan gaar ah oo ka dhacday magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa looga hadlay dhibaatada ay reebtay iyo saameynta ka dhalatay Abaartii ku dhufatay qeybo ka mid ah dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulanka oo ay ka qeybgalleen mas\u2019uuliyiin kala duwan ayaa waxaa dadka Soomaaliyeed oo ay abaaruhu saameeyeen qaarkood loogu deeqey lacag dhan $1 million waxaana lacagaaasi ilaa 1000 Qoys Mobil-ka gacanta loogu soo shubay min $1000 dollar,iyadoo si tooas ah looga daawanayay Aalahaha Internetka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Arrintan ayaa waxaa \u00a0kaalweyn ka qaatay koox Fanaaniin Caalami ah,kuwaasi oo dhowr jeer Soomaaliya u yimid si ay uga qey bqaataan sidii caalamka loogu gudbin lahaa dhibaatooyinka Abaarta ee ka jira Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Abaarta ku dhufatay qeybo ka mid ah dalka Soomaaliya gaar ahaan koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa saameyn adag ku yeelatay dadka iyo duuniyada, iyadoo raadadkii ay abaartu ka tagtay wali ka muuqdaan qeybo badan oo ka mid ah dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39900\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39901\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39902\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39903\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan gaar ah oo ka dhacday magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa looga hadlay dhibaatada ay reebtay iyo saameynta ka dhalatay Abaartii ku dhufatay qeybo ka mid ah dalka Soomaaliya. Kulanka oo ay ka qeybgalleen mas\u2019uuliyiin kala duwan ayaa waxaa dadka Soomaaliyeed oo ay abaaruhu saameeyeen qaarkood loogu deeqey lacag dhan $1 million waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40035,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40034","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40034","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40034"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40034\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40037,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40034\/revisions\/40037"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40035"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40034"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40034"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40034"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}