{"id":40029,"date":"2017-09-20T22:39:37","date_gmt":"2017-09-20T19:39:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40029"},"modified":"2017-09-20T22:42:28","modified_gmt":"2017-09-20T19:42:28","slug":"dawladda-federalka-soomaaliya-oo-ku-hawlan-sidii-maamulka-hawadeeda-ay-gacanta-ugu-dhigi-laheyd","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/dawladda-federalka-soomaaliya-oo-ku-hawlan-sidii-maamulka-hawadeeda-ay-gacanta-ugu-dhigi-laheyd\/","title":{"rendered":"Dawladda Federalka Soomaaliya oo ku Hawlan Sidii Maamulka Hawadeeda ay Gacanta ugu dhigi laheyd."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-hawada.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40031\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-hawada.jpg\" alt=\"\" width=\"880\" height=\"587\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-hawada.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-hawada-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 880px) 100vw, 880px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Heshiis dhaxmaray dowladda Soomaaliya iyo hay\u2019adda duulimaadyada caalamiga ah ICAO ayaa leysku afgartay in Soomaaliya lagu wareejiyo maamulka hawada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa labadii maalmood ee la soo dhaafay waxaa ka soconayay dhismaha qeyb ka mid ah qalabka lagu kootaroolayo hawadda Soomaaliya oo durbaba dhismihiisa la bilaabay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka wasaarrada gadiidka iyo duulista hawadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Omaar aya wariyayaasha u sheegay in xariga laga jaray dhismaha qeyb ka mid ah qalabka oo lagu koontarooli doono saadaasha hawada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Soomaaliya iyo hay\u2019adda ICAO ayaa isku afgartay sida ugu dhaqsiyaha badan looga soo wareejiyo magaalada Nairobi maamulka hawada Soomaaliya oo tan iyo markii ay dowladda dhexe bur burtay saldhig u ahaa, waxaana la filayaa in sida ugu dhaqsiyaha badan loogu soo wareejiyo magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39900\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39901\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39902\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40030\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Heshiis dhaxmaray dowladda Soomaaliya iyo hay\u2019adda duulimaadyada caalamiga ah ICAO ayaa leysku afgartay in Soomaaliya lagu wareejiyo maamulka hawada. Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa labadii maalmood ee la soo dhaafay waxaa ka soconayay dhismaha qeyb ka mid ah qalabka lagu kootaroolayo hawadda Soomaaliya oo durbaba dhismihiisa la bilaabay. Wasiirka wasaarrada gadiidka iyo duulista hawadda Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40031,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40029","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40029","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40029"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40029\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40033,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40029\/revisions\/40033"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40031"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40029"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40029"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40029"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}