{"id":40021,"date":"2017-09-20T21:23:19","date_gmt":"2017-09-20T18:23:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40021"},"modified":"2017-09-20T21:23:53","modified_gmt":"2017-09-20T18:23:53","slug":"galmudug-oo-beenisay-in-khilaafka-ka-jira-khaliijka-ay-dhinac-kamid-ah-taageertey-lana-safantahey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/galmudug-oo-beenisay-in-khilaafka-ka-jira-khaliijka-ay-dhinac-kamid-ah-taageertey-lana-safantahey\/","title":{"rendered":"Galmudug oo Beenisay In KHilaafka Ka jira KHaliijka Ay Dhinac kamid ah Taageertey lana Safantahey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/galmudug-beenin.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40022\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/galmudug-beenin.jpg\" alt=\"\" width=\"870\" height=\"522\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/galmudug-beenin.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/galmudug-beenin-300x180.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 870px) 100vw, 870px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Maamulka Galmudug ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay qoraal lagu baahiyay baraha bulshadu kuwada xiriiraan kaa oo ku saabsanaa in Galmudug taageertay go\u2019aanka wadamada Khaliijka ee ka dhanka ah Qatar.<\/p>\n<p align=\"justify\">C\/raxmaan Jaamac Afrax wasiir ku-xigeenka wasaaradda Warfaafinta maamulka Galmudug ayaa warbaahinta u sheegay in qoraalkaasi uusan aheyn mid ka soo baxdy maamulka Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaa waxba kama jiraan waana been abuur qoraalka lagu baahiyay qaar ka mid ah bogaga Internet-ka kamana tarjumayo aragtida Galmudug, si cad ayaan u beenineynaa\u201d ayuu yiri wasiir ku xigeenka Warfaafinta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qaar ka tirsan maamul goboleedyada dalka ayaa taageeray go\u2019aankii xulufada Sacuudiga, mamulka Koonfur Galbeed ayaa ugu dambeeyay oo sheegay in uu taageersan yahay Sacuudiga, kana soo horjeedaan Qadar.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Soomaaliya ayaa mowqif dhaxdhaxaadnimo ah ka qaadatay khilaafka soo kala dhaxgalay wadamada Khaliijka kaddib markii ay xulafada uu hogaaminayo Sacuudiga xiriirka u jareen dowladda Qatar.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39900\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39901\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39902\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39903\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Galmudug ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay qoraal lagu baahiyay baraha bulshadu kuwada xiriiraan kaa oo ku saabsanaa in Galmudug taageertay go\u2019aanka wadamada Khaliijka ee ka dhanka ah Qatar. C\/raxmaan Jaamac Afrax wasiir ku-xigeenka wasaaradda Warfaafinta maamulka Galmudug ayaa warbaahinta u sheegay in qoraalkaasi uusan aheyn mid ka soo baxdy maamulka Galmudug. \u201cWaa waxba [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40022,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40021","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40021","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40021"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40021\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40024,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40021\/revisions\/40024"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40022"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40021"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40021"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40021"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}