{"id":4002,"date":"2011-11-05T17:37:07","date_gmt":"2011-11-05T17:37:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=4002"},"modified":"2011-11-05T17:37:07","modified_gmt":"2011-11-05T17:37:07","slug":"kooxo-hubeysan-oo-weerar-bareer-ah-ku-qaaday-gaari-ay-saarnaayeen-dalxiisayaal-ajaanib-ah-oo-ku-sii-jeeday-magaalada-gaarisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/11\/kooxo-hubeysan-oo-weerar-bareer-ah-ku-qaaday-gaari-ay-saarnaayeen-dalxiisayaal-ajaanib-ah-oo-ku-sii-jeeday-magaalada-gaarisa\/","title":{"rendered":"Kooxo Hubeysan oo Weerar Bareer ah Ku qaaday gaari ay saarnaayeen Dalxiisayaal Ajaanib ah oo Ku Sii Jeeday Magaalada Gaarisa"},"content":{"rendered":"<p><strong><span style=\"font-size: x-small;\"><strong><span style=\"font-size: x-small;\">Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/p>\n<p><\/span><\/strong><\/p>\n<p><\/span><\/strong><span style=\"font-size: x-small;\">Inta Laga war Qabo 1 Ruux ayaa Geeriyooday 3 kalena waa ay Dhaawacmeen Ka Dib markii ay Kooxo Hubeysan weerar bareer ah ay Ku qaadeen Gaari ay saarnaayeen Dalxiisayaal Ajaanib ah Oo Ku Sii Jeeday Magaalada gaarisa Ee caasimad Gobolleedka Waqooyi Bari Ee Dalka Kenya<\/p>\n<p><\/span><span style=\"font-size: x-small;\"><span style=\"font-size: x-small;\">Ruuxa Geeriyooday Iyo Kuwa Dhaawacmay ayaa waxa ay Ahaayeeen Ajaanib dalxiis ahaan Ugu Socday Magaalada Gaarisa Ee Dalka Kenya Waxaa rasaas Ooda kaga qaaday Kooxo Hubeysan Oo aan heybtooda Lagaran Xili ay marayeen magaalada Isiolo Isla Markaan Ku Sii Jeedeen Magaalada Gaarisa<\/p>\n<p>Taliya Ciidamada Ammaanka bariga dalka kenya Marcus Ochola Oo U waramayey Wakaaladda Wararka Ee Reuters ayaa Shaaciyey In Weerarkaani ay Geysteen dad Lala xiriirinaya In ay Xiriiri Dhaw La Lee Yihiin Xoogaga Al Shabaab Ee Muddooyinkaani dagaalka Kula Jira Dowladda Dalka Kenya<\/p>\n<p>Sidoo Kale Taliya ayaa Hoosta ka xariiqay In In Weerarka Uu Ku Geeriyooday 1 Ruux 3 kalena ay Ku Dhaawacmeen Kuwaasoo dhammaantood ahaa dalxiisayaal Ajaanib ah Balse ma uusan cadeyn Dalka ay Ka Soo Jeedaan waxa UUna Balan qaadauy In ay Xoojin Doona Suggida Ammaanka Dalkaasi Kenya<\/p>\n<p><\/span><\/span><span style=\"font-size: x-small;\"><span style=\"font-size: x-small;\">Si Kastaba Muddooyinkaani ayaa waxa Isa Soo tarayey Weerarada ay kooxoha hubeysan Ku qaadayaan Magaalooyinka dalka Kenya Iyo Gaadiidka Dagaal ee Ciidamada dalkaasi tan Iyo Markii ay Dowladda Kenya Ku Dhaqwaaqday In ay la dagaalamayso Xarakada Al Shabaab<\/p>\n<p><\/span><\/span><strong><span style=\"font-size: x-small;\"><strong><span style=\"font-size: x-small;\"><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n<p><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Inta Laga war Qabo 1 Ruux ayaa Geeriyooday 3 kalena waa ay Dhaawacmeen Ka Dib markii ay Kooxo Hubeysan weerar bareer ah ay Ku qaadeen Gaari ay saarnaayeen Dalxiisayaal Ajaanib ah Oo Ku Sii Jeeday Magaalada gaarisa Ee caasimad Gobolleedka Waqooyi Bari Ee Dalka Kenya Ruuxa Geeriyooday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-4002","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4002","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4002"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4002\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4005,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4002\/revisions\/4005"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4002"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4002"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4002"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}