{"id":40008,"date":"2017-09-20T19:36:18","date_gmt":"2017-09-20T16:36:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40008"},"modified":"2017-09-20T19:37:21","modified_gmt":"2017-09-20T16:37:21","slug":"soomaaliya-oo-lagu-yeeshey-qaaraanka-qaramada-midoobey-muddo-15-sano-ahmaxaa-iman-kara-haddii-aan-la-bixin-qaaraankaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/soomaaliya-oo-lagu-yeeshey-qaaraanka-qaramada-midoobey-muddo-15-sano-ahmaxaa-iman-kara-haddii-aan-la-bixin-qaaraankaas\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo lagu Yeeshey Qaaraanka Qaramada Midoobey Muddo 15 sano ah\/Maxaa iman kara Haddii aan la bixin qaaraankaas?."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/danjire-som-qm.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40009\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/danjire-som-qm.jpg\" alt=\"\" width=\"872\" height=\"490\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/danjire-som-qm.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/danjire-som-qm-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 872px) 100vw, 872px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Qoraal lagu daababay bogga Qaramada Midoobay, kaas oo ku taariikhaysan 07 September 2017, kana soo baxday xafiiska Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa lagaga hadlay illaa afar dal oo lagu leeyahay lacag oo ay ku jirto Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qoraalka ayaa lagu soo xigtay qodobka 19aad oo dhigaya in dalalka lagu yeesho lacagta qaaraanka ah ee xubinimada dalka muddo laba sannadood ah, inuu dalkaasi waayi kari karo xaqqii uu u lahaa inuu codeeyo, haddii dalkaasi aanu la iman sabab macquula oo keentay inuu lacagta iska bixin kari waayo, isla markaana golaha Sare uu ku qanco.<\/p>\n<p align=\"justify\">Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Daahir Cismaan oo la hadlay VOA ayaa sheegay inuu arkay waraaqdan, hase ahaatee aanu hubin inay sax tahay iyo in kale.<\/p>\n<p align=\"justify\">Danjiraha ayaa sheegay inay jirto in Somalia lagu leeyahay lacagihii qaadhaanka ahaa ee dal ahaan looga rabay, taas oo aan 15-kii sano ee ugu dambeeyey aan la bixinin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Danjiraha ayaa sheegay inay sannad walba codsanayeen in dib loo dhigo bixinta lacagtaas, sannadkanna ay sidaas sameeyeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Danjiraha ayaa meesha ka saaray islamarkaana been abuur ku tilmaamay in loo diiday Soomaaliya in ay golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ka hadlaan ama cod ku dhax yeeshaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39900\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39901\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39902\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39903\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qoraal lagu daababay bogga Qaramada Midoobay, kaas oo ku taariikhaysan 07 September 2017, kana soo baxday xafiiska Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa lagaga hadlay illaa afar dal oo lagu leeyahay lacag oo ay ku jirto Soomaaliya. Qoraalka ayaa lagu soo xigtay qodobka 19aad oo dhigaya in dalalka lagu yeesho lacagta qaaraanka ah ee xubinimada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40009,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40008","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40008","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40008"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40008\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40011,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40008\/revisions\/40011"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40009"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40008"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40008"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40008"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}