{"id":40004,"date":"2017-09-19T23:35:01","date_gmt":"2017-09-19T20:35:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40004"},"modified":"2017-09-19T23:35:45","modified_gmt":"2017-09-19T20:35:45","slug":"ninkii-lagu-eedeeyey-in-uu-sawir-uu-soo-bandhigey-ku-sheegey-nebi-muxamed-scw-oo-beeniyey-warkaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/ninkii-lagu-eedeeyey-in-uu-sawir-uu-soo-bandhigey-ku-sheegey-nebi-muxamed-scw-oo-beeniyey-warkaas\/","title":{"rendered":"Ninkii Lagu eedeeyey in uu Sawir uu soo Bandhigey ku sheegey Nebi Muxamed (SCW) oo Beeniyey Warkaas."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/shekh-cabdiweli.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-40005\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/shekh-cabdiweli.jpg\" alt=\"\" width=\"837\" height=\"607\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/shekh-cabdiweli.jpg 324w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/shekh-cabdiweli-300x218.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 837px) 100vw, 837px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Nin lagu magacaabo Sheekh Cabdiwali Sheekh Cali Calimi Yare oo lagu eedeeyay in Sawir uu baahiyay uu ku sheegay in uu yahay Nabi Maxamed\u00a0SCW\u00a0ayaa beeniyay eedeynta loo soo jeediyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay isaga oo la hadlay BBC in marnaba Sawirka qof kale uusan ku sheegin Nabi Maxamed\u00a0SCW, laakiin waxaa uu tilmaamay in Sawirka uu soo bandhigay yahay Macalinkiisa oo lagu magacaabo Maxamed kuna nool sida uu hadalka u dhigay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Sawirka aan soo bandhigay waxaa uu ahaa Macalinkeyga oo aan jeclahay oo lagu magacaabo Maxamed, waa uu nool yahay Nairobi ayuu joogaa, adigga ayaan kaa maqlayaa in Nabi Maxamed\u00a0SCW\u00a0la suuradeyn karo ama la sawiro karo\u2019\u2019 ayuu yiri Sheekh Cabdiwali.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qoraal ay saxiixeen qaar ka mid ah Hay&#8217;adda\u00a0 culimada Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in &#8220;Sheekh Cabdiweli uu yahay nin diinta ka baxay, nabinimadiina siiyeey qof aan Nabi Maxamed ahayn.&#8221;<\/p>\n<p align=\"justify\">Maxkamada magaalada Gaalkcayo oo maanta dhageysatay doodda ninkan eedeysanaha ah ayaa sheegtay in wax danbi ah lagu waayay lana fasaxay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Garsooraha maxkamaddaas, Sheekh Maxamed Macallim Cali ayaa BBC-da u sheega in ninka la eedeeyay oo lagu magacaabo Sheekh Cabdiweli Sheekh Cali Cilmi Yare uu maxkamadda hor yimid oo su&#8217;aalo la waydiiyay, markii dambana la fasaxay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Arintan ayaa buuq badan ka dhax dhalisay bulshada Soomaaliyeed oo siweyn la yaabtay markii ay arkeen sawirka lagu sheegay in uu yahay Nabi Maxamed\u00a0SCW\u00a0oo Ninkani uu baahiyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39900\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39901\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39902\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39903\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nin lagu magacaabo Sheekh Cabdiwali Sheekh Cali Calimi Yare oo lagu eedeeyay in Sawir uu baahiyay uu ku sheegay in uu yahay Nabi Maxamed\u00a0SCW\u00a0ayaa beeniyay eedeynta loo soo jeediyay. Waxaa uu sheegay isaga oo la hadlay BBC in marnaba Sawirka qof kale uusan ku sheegin Nabi Maxamed\u00a0SCW, laakiin waxaa uu tilmaamay in Sawirka uu soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40005,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-40004","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40004","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40004"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40004\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40007,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40004\/revisions\/40007"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40005"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40004"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40004"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40004"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}