{"id":40,"date":"2011-04-24T19:16:45","date_gmt":"2011-04-24T19:16:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=40"},"modified":"2011-04-24T19:16:45","modified_gmt":"2011-04-24T19:16:45","slug":"xukuumada-soomaali-americanka-farmaajo-oo-diiday-in-dalka-uu-ka-dhaca-doorashooyin-war-saxaafadeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/04\/xukuumada-soomaali-americanka-farmaajo-oo-diiday-in-dalka-uu-ka-dhaca-doorashooyin-war-saxaafadeed\/","title":{"rendered":"Xukuumada Soomaali Americanka Farmaajo oo Diiday In Dalka Uu Ka Dhaca Doorashooyin (War-Saxaafadeed)"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff;\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><strong><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff;\">Xukuumada Soomaali Americanka Farmaajo oo Diiday In Dalka Uu Ka Dhaca Doorashooyin (War-Saxaafadeed)<\/p>\n<p><\/span><\/strong><span style=\"font-size: medium; color: #ff0000;\">\u00a0<\/p>\n<p><font style=\"font-size: medium; color: #ff0000;\" size=\"4\" color=\"#ff0000\">Posted On:<\/p>\n<p><\/font><span style=\"font-size: medium; color: #800000;\">Sunday 24<\/span><span style=\"font-size: medium; color: #ff0000;\"> April <\/span><span style=\"font-size: medium; color: #008000;\">2011<\/span><span style=\"font-size: medium; color: #ff0000;\"> <\/span><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff;\">(Warsom.com)<\/span><font size=\"4\" color=\"#ff0000\">Mogadishu<\/font><\/span><span style=\"font-size: medium; color: #ff0000;\">\u00a0<\/span><strong>\u00a0<\/p>\n<p>(Muqdisho, Axad, 24 April 2011<\/p>\n<p><\/strong>): Shir ay yeesheen Golaha Wasiirradda maanta 24ka April, 2011 uuna shir gudoominayey Raisul-Wasaaraha Mudane Mohamed Abdullahi Mohamed (Farmaajo) ayaa looga dooday xaaladda adag ee uu dalku ku jiro<\/p>\n<p>Hadaba Golaha Wasiiraddu:<\/p>\n<p>1. Markii ay tixgeliyeen xaaladda nabadgelyo xumo ee waddanku ku sugan yahay;<\/p>\n<p>2. Markii ay tixgeliyeen guulaha iyo horumarka ay dowladdu ka gaartay dagaalka lagula jiro kooxaha Khawaarijta;<\/p>\n<p>3. Markii ay garwaaqsadeen horumarka laga sameeyey amniga, siyaasadda, dhaqaalaha, xaquuqda shaqaalaha iyo ciidamada, iyo baahida loo qabo in la joogteeyo, lana dhameystiro.<\/p>\n<p>4. Markii ay tixgeliyeen duruufta adag ee dalku ku jiro: abaaro ba\u2019an, barakac baahsan, dagaal dhimasho iyo dhaawac maalin walba sababaya, jabka ku dhacay Al-Shabaab &amp; Al-Qaacida iyo sida ay u kala daadsan yihiin;<\/p>\n<p>5. Markii ay tixgeliyeen go\u2019aanada iyo baaqyada ka soo baxaya dowladaha ciidamadoodu dalka joogaan, qaar ka mid ah beesha caalamka iyo shacabka soomaaliyeed.<\/p>\n<p>6. Markii ay tixgeliyeen go\u2019aankii ay horay u gaareen Golaha Wasiiraddu ee ahaa in dib loo dhigo waqtiga doorashooyinka Madaxda Dawladda muddo hal sano ah si aan loo wiiqin horumarka Amni ee ka socda qaybo kala duwan oo dalka ka mid ah loona dhamaystiro hawlaha ka dhiman xilliga kala guurka;<\/p>\n<p>7. Makii ay arkeen taageerada loo dhamaa ee ay Dawladaha Bariga Afrika Madaxdoodu la garab istaageen go\u2019aankii Xukuumadda ee ku aadanaa in doorashooyinka Madaxda Dawladda dib loo dhigo muddo hal sano ah;<\/p>\n<p>Golaha Wasiiradu:<\/p>\n<p>1) Waxey go\u2019aamiyeen in xaaladda waddanka uu ku jiro aaney suurtogal aheyn in doorasho la qabto waqtigan;<\/p>\n<p>2) Wuxuu sii adkeeyey go\u2019aankiisii ahaa in doorashooyinka dib loo dhigo muddo hal sano ah ilaa iyo August 2012, si ay ugu suuragasho in la dhamaystiro hawlaha amni iyo siyaasadeed ee socda;<\/p>\n<p>3) In Xukuumadda ay sii wado wadatashiyada ay la bilowday baarlamaanka ee ku aadan qorshayaasha xukuumaddu u diyaarineyso dhameystirka howlaha qabyada ah ee uu Axdiga FKMG ah na farayo, si loo abuuro aragti mideysan ee ku aadan mustaqbalka soomaaliya.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii Golahu waxuu ugu baaqayaa shacabka soomaaliyeed, iyo beesha caalamka inay taageero buuxdo nagu siiyaan meelmarinta iyo hirgelinta go\u2019aankan.<\/p>\n<p>\u2013Dhamaad\u2013<\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium; color: #ff0000;\"><font style=\"font-size: medium; color: #ff0000;\" size=\"4\" color=\"#ff0000\">\u00a0<\/p>\n<p><\/font><\/span><\/p>\n<p><strong><em><span style=\"font-size: medium; color: #ff0000;\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p><em>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p><\/em> <\/span><\/em><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff;\">Webmaster: Max&#8217;ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p><\/span><span style=\"font-size: medium; color: #ff0000;\">Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p><strong><font style=\"font-size: medium; color: #ff0000;\" size=\"4\" color=\"#ff0000\">(<\/p>\n<p><\/font><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><span style=\"text-decoration: underline;\"><u style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"font-size: large; color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/u><\/span><\/a><span style=\"font-size: large;\"> <\/span><span style=\"font-size: large; color: #ff0000;\">&amp;<\/span><span style=\"font-size: large;\"> <\/span><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><span style=\"text-decoration: underline;\"><u style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"font-size: large; color: #0000ff;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/u><\/span><\/a><\/strong><\/span><\/strong><strong><span style=\"font-size: medium; font-family: Arial;\"> <\/span><\/strong><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium; font-family: Arial;\">\u00a0<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Xukuumada Soomaali Americanka Farmaajo oo Diiday In Dalka Uu Ka Dhaca Doorashooyin (War-Saxaafadeed) \u00a0 Posted On: Sunday 24 April 2011 (Warsom.com)Mogadishu\u00a0\u00a0 (Muqdisho, Axad, 24 April 2011 ): Shir ay yeesheen Golaha Wasiirradda maanta 24ka April, 2011 uuna shir gudoominayey Raisul-Wasaaraha Mudane Mohamed Abdullahi Mohamed (Farmaajo) ayaa looga dooday xaaladda adag ee uu dalku ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-40","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40\/revisions\/43"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}