{"id":39993,"date":"2017-09-19T22:39:27","date_gmt":"2017-09-19T19:39:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39993"},"modified":"2017-09-19T22:39:51","modified_gmt":"2017-09-19T19:39:51","slug":"dhibaatada-loo-geystey-muslimiinta-rohingya-oo-markii-ugu-horeysey-ay-ka-hadashey-hugaamiyaha-myanmar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/dhibaatada-loo-geystey-muslimiinta-rohingya-oo-markii-ugu-horeysey-ay-ka-hadashey-hugaamiyaha-myanmar\/","title":{"rendered":"DHibaatada loo Geystey Muslimiinta Rohingya oo Markii ugu Horeysey ay ka Hadashey Hugaamiyaha MYANMAR."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hugaamiyaha-myanmar.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39994\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hugaamiyaha-myanmar.png\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"802\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hugaamiyaha-myanmar.png 1200w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hugaamiyaha-myanmar-300x201.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hugaamiyaha-myanmar-768x513.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hugaamiyaha-myanmar-1024x684.png 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" \/><\/a>\u00a0Hogaamiyaha Myanmar Aung San Suu Kyi oo jeedisay khudbaddeedii ugu horeeysay ayaa sheegtay in ay aad uga xuntahay dhammaan dadka ay waxyeelada kasoo gaartay colaadaha ka aloosan gobolka Rakhine ee sababtay in Muslimiin badan ka qaxaan gobolkaasi.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ka wallaacsannahay in aan maqalno tirada Muslimiinta ka cararay deegaankooda ee u qaxaya dalka Bangaladesh,\u201d ayay Tiri ayadoo intaa ku dartay in dowladda ay hogaamiso ay cambaareeyneyso xadgudub kasta oo dhanka bini\u2019aadanimada ah oo la sameeyay intii ay colaadaha ka socdeen gobolkaasi.<\/p>\n<p>Suu Kyi ayaa sidoo kale sheegtay in ay ka walaacsantahay Muslimiinta iyo dadka kale ee aan Muslimka ahayn ee u qaxay dalka ay deriska yihiin ee Bangaladesh.<\/p>\n<p>Hogaamiyahan oo ku guleysatay abaalmarinta nabadda ayaa la kulmeeysay cambaareeyn bilooyinkii u danbeeyay loo jeedinayay taa oo timid kadib markii in ka badan 410,000 oo Muslimiinta Rohingya ah ay u qaxeen dalka Bangaladesh ayagoo ka cararay gumaad loogu geeysanayay gobolka ay daganaayeen, ayadoo Qaramada Midoobay ay ku tilmaantay arintaasi mid la doonayo in Muslimiinta looga ciribtiro dalkaasi.<\/p>\n<p>Dadka ka baxsaday colaadaha ayaa ka sheekeeyay fuquuq, dilal, kufsi iyo jirdil ay u geeysanayeen ciidamada ammaanka dalka Myanmar ee gobolka Rakhine, halkaasoo ay ku noolyihiin tirada ugu badan ee Muslimiinta Rohingya.<\/p>\n<p>Maalintii isiinta hogaamiyahaasha dalalka Ingiriiska, Mareeykanka, Faransiiska, Canada iyo Australia ayaa ugu baaqay Aung san Suu Kyi in ay soo afjarto qalalaasaha ka dhanka ah Musliminta Rohingya.<\/p>\n<p>Khudbaddeedii ayay ku sheegtay in dowladdeedu aysan wax cabsi ah ka qabin cambaareeyn beesha caalamka ee arrinta ku saabsan muslimiinta Rohingya.<\/p>\n<p>Waxay sheegtay in ay dalkeeda ku casuumeeyso kormeerayaal caalamka ah, si ay u booqdaan gobolka Rakhine una arkaan dhibaatooyinka halkaa ka jira.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39900\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39901\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39902\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39903\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Hogaamiyaha Myanmar Aung San Suu Kyi oo jeedisay khudbaddeedii ugu horeeysay ayaa sheegtay in ay aad uga xuntahay dhammaan dadka ay waxyeelada kasoo gaartay colaadaha ka aloosan gobolka Rakhine ee sababtay in Muslimiin badan ka qaxaan gobolkaasi. \u201cWaxaan ka wallaacsannahay in aan maqalno tirada Muslimiinta ka cararay deegaankooda ee u qaxaya dalka Bangaladesh,\u201d ayay Tiri [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39994,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39993","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39993","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39993"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39993\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39995,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39993\/revisions\/39995"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39994"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39993"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39993"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39993"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}