{"id":39980,"date":"2017-09-19T20:38:19","date_gmt":"2017-09-19T17:38:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39980"},"modified":"2017-09-19T20:40:03","modified_gmt":"2017-09-19T17:40:03","slug":"dhalinyaro-loo-haystey-in-ay-al-shabaab-ka-tirsanyihiin-oo-maxkamad-kutaal-puntland-sii-daysey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/dhalinyaro-loo-haystey-in-ay-al-shabaab-ka-tirsanyihiin-oo-maxkamad-kutaal-puntland-sii-daysey\/","title":{"rendered":"DHalinyaro Loo Haystey In ay AL-shabaab ka Tirsanyihiin oo Maxkamad Kutaal Puntland Sii Daysey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/puntland-dhaliyaro-la-siidaayey.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39981\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/puntland-dhaliyaro-la-siidaayey.jpg\" alt=\"\" width=\"848\" height=\"510\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/puntland-dhaliyaro-la-siidaayey.jpg 600w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/puntland-dhaliyaro-la-siidaayey-300x181.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 848px) 100vw, 848px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Maamul gobolleedka Puntland ayaa xabsiga ka sii daayay dhalinyaro Soomaaliyeed markii hore loo heystay danbiyo la xiriira Al-shabaab, hasse ahaatee markii danbe la ogaaday in ay ahaayeen Tahriibayaal.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhalinyaradan la sii daayay oo gaarayay 14 ruux ayaa la sheegay in ay ka soo kala jeedaan Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya waxaana ka mid ahaa labo ruux oo la sheegay in ay ganacsan jireen arimaha Tahriibka kuwaa oo lagu xukumay in ay bixiyaan lacago dhan $800 oo dollar.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xeer ilaaliyaha guud ee maamulka Puntland Maxamuud Xassan Aw-Cismaan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in dhalinyaradaan u xirnaa maamulka Puntland ay ahaayeen tahriibeyaal gacanta ay ku soo dhigeen ciidamada ammaanka balse aysan aheyn Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Puntland ayaa horay xukunno kala duwan ugu fulisay dhalinyaro lala xiriirinayay Al-shabaab, kuwaa oo qaarkood lagu toogtay meel fagaaro ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39901\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39902\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39903\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39900\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamul gobolleedka Puntland ayaa xabsiga ka sii daayay dhalinyaro Soomaaliyeed markii hore loo heystay danbiyo la xiriira Al-shabaab, hasse ahaatee markii danbe la ogaaday in ay ahaayeen Tahriibayaal. Dhalinyaradan la sii daayay oo gaarayay 14 ruux ayaa la sheegay in ay ka soo kala jeedaan Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya waxaana ka mid ahaa labo ruux [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39981,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39980","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39980","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39980"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39980\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39984,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39980\/revisions\/39984"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39981"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39980"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39980"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39980"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}