{"id":39976,"date":"2017-09-19T19:46:42","date_gmt":"2017-09-19T16:46:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39976"},"modified":"2017-09-19T19:52:25","modified_gmt":"2017-09-19T16:52:25","slug":"xoghayaha-guud-ee-barlamaanka-federalka-soomaaliya-oo-beeniyey-in-lasoo-gudbiyey-mooshin-ka-dhan-ah-xukuumadda-khayre","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/xoghayaha-guud-ee-barlamaanka-federalka-soomaaliya-oo-beeniyey-in-lasoo-gudbiyey-mooshin-ka-dhan-ah-xukuumadda-khayre\/","title":{"rendered":"Xoghayaha Guud ee Barlamaanka Federalka Soomaaliya oo Beeniyey in lasoo Gudbiyey Mooshin ka dhan ah Xukuumadda KHayre."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/xoghaye-buux.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39977\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/xoghaye-buux.jpg\" alt=\"\" width=\"815\" height=\"596\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/xoghaye-buux.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/xoghaye-buux-300x219.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 815px) 100vw, 815px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Xog-hayaha guud ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdikariin Xaaji Cabdi Buux ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar sheegaya in xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya u gudbiyeen guddoonka mooshin ka dhan ah xukuumadda Soomaaliya oo ka dhan ah go\u2019aankii ay ka qaadatay arintan Qalbi Dhagax.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xog-hayaha ayaa sheegay in arintaa ay ku arkeen oo kaliya baraha bulshada ay ku sheekeystaan ee Social Media \u2013ha, laakiin marnaba aysan jirin mooshin loo soo gudbiyay guddoonka baarlamaanka oo la xiriira go\u2019aankii xukuumadda.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Maalmihii ugu danbeeyay waxaa siweyn leys kula dhaxmarayay warar sheegaya in xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka u soo gudbiyeen guddoonka mooshin ka dhan ah xukuumadda, wararkaasi waa waxba kama jiraan ma jiro mooshin loo soo gudbiyay guddoonka baarlamaanka\u2019\u2019 ayuu yiri Cabdikariin Xaaji Cabdi Buux.<\/p>\n<p align=\"justify\">Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalintii shalay guddi soo baara u saaray go\u2019aankii xukuumada ee ONLF iyo arinta Qalbi Dhagax<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39900\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39901\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39902\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39903\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xog-hayaha guud ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdikariin Xaaji Cabdi Buux ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar sheegaya in xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya u gudbiyeen guddoonka mooshin ka dhan ah xukuumadda Soomaaliya oo ka dhan ah go\u2019aankii ay ka qaadatay arintan Qalbi Dhagax. Xog-hayaha ayaa sheegay in arintaa ay ku arkeen oo kaliya baraha bulshada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39977,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39976","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39976","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39976"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39976\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39979,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39976\/revisions\/39979"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39977"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39976"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39976"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39976"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}