{"id":3997,"date":"2011-11-05T16:30:25","date_gmt":"2011-11-05T16:30:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3997"},"modified":"2011-11-05T16:30:25","modified_gmt":"2011-11-05T16:30:25","slug":"wasaarada-garsoorka-iyo-arimaha-diinta-oo-iclaamisay-in-beri-ay-tahay-maalin-ciid-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/11\/wasaarada-garsoorka-iyo-arimaha-diinta-oo-iclaamisay-in-beri-ay-tahay-maalin-ciid-ah\/","title":{"rendered":"Wasaarada Garsoorka Iyo Arimaha Diinta oo Iclaamisay In Beri ay Tahay Maalin Ciid ah"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: x-small;\"><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/p>\n<p><\/strong>Wasiirka wasaarada Garsoorka Iyo Arimaha Diinta Xukuumada KMG ee Soomaaliya Mr Goboobe ayaa Shaaciyey In maalinka Berito ah ay tahay Maalinka 1-aad Ee Ciiddul Adxaa Maadaama maanta Muslimiinta Caalamka ay wajahayeen Banka Carafo<\/p>\n<p>Wasiirka Oo Ka Mid ah Xujeyda sanadkaan Gudanaya waajibaadka Xajka ayaa isagoo Ku Sugan Gudaha waajidbaadka xajka La hadlay Warbaahinta Gudaha dalka Soomaaliya waxa Uuna Shacabka Soomaaliyeed Hawada U Mariyey Hambalyada Iyo farxadda maalinka Ciida Oo Beri Ku Asteysan<\/p>\n<p>Dhanka kale U Diyaar Garowga maalinta Ciida Oo Beri Ku Beegan ayaa Si Weyn Looga dareemayaa Guud Ahaan Suuqyada Magaalada Muqdisho Iyadoo dadka ay Si Heer sare ah U Dukaameysanayaan<\/p>\n<p>Dukaameesiga U Ballaaran ayaa waxa Uu Si Toos kaga Soconayaa Suuqyo fara Badan oo aan Ciidii Hore Laga Dukaameysan Sida Suuqyada Ku Yaala Deegaanada ay Dowladda Dhawaan gacanta Ku Dhigeen<strong> <\/strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda wararka Soomaaliyeed Ee warsom)<\/p>\n<p><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda wararka Soomaaliyeed Ee warsom) Wasiirka wasaarada Garsoorka Iyo Arimaha Diinta Xukuumada KMG ee Soomaaliya Mr Goboobe ayaa Shaaciyey In maalinka Berito ah ay tahay Maalinka 1-aad Ee Ciiddul Adxaa Maadaama maanta Muslimiinta Caalamka ay wajahayeen Banka Carafo Wasiirka Oo Ka Mid ah Xujeyda sanadkaan Gudanaya waajibaadka Xajka ayaa isagoo Ku Sugan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3997","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3997","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3997"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3997\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4000,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3997\/revisions\/4000"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3997"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3997"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3997"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}