{"id":39943,"date":"2017-09-18T23:58:00","date_gmt":"2017-09-18T20:58:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39943"},"modified":"2017-09-19T00:01:37","modified_gmt":"2017-09-18T21:01:37","slug":"saameynta-abaarta-oo-maamulka-galmudug-sheegey-in-wali-ay-ka-taagantahey-deegaano-badan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/saameynta-abaarta-oo-maamulka-galmudug-sheegey-in-wali-ay-ka-taagantahey-deegaano-badan\/","title":{"rendered":"Saameynta Abaarta oo Maamulka Galmudug sheegey in wali ay ka taagantahey Deegaano badan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/galmudug-abaar.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39944\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/galmudug-abaar.jpg\" alt=\"\" width=\"881\" height=\"495\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/galmudug-abaar.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/galmudug-abaar-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 881px) 100vw, 881px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0Maamulka Galmudug ayaa sheegtay in weli ay jirto saameynta ay yeelatay Abaartii ku dhufatay dalka, loona baahan yahay in la helo gargaar.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka\u00a0Wasaaradda gargaarka iyo arrimaha bani\u2019aadanimada maamulka Galmudug Mahad Maxamuud Cali oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay shacabka reer Galmudug in xoolohoodii ay ku waayeen Abaaraha, muhiimna ay tahay in ay helaan gargaar dadka ay abaaraha ay saameeyeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay wasiir Mahad in il gaar ah lagu fiiriyo Galmudug, maadaama shacabkeeda ay isugu darsameen abaar iyo colaad.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hay\u2019adaha Gargaarka ayuu ugu baaqay in ay gar gaar la soo gaaraan shacabka reer Galmudug, si loo badbaadiyo dadka ay Abaaraha saameeyeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaan codsi u gudbineynaa dowladda iyo hay\u2019adaha gargaarka, oo ah in ay u soo gurmadaan shacabka reer Galmudug oo Abaaraha ay saameeyeen, abaaro iyo colaado ayaa isugu darsamay, fiiro gaar ah Galmudug in loo yeesho ayaan dalbaneynaa.\u201d ayuu yiri Mahad Maxamuud.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qeybo badan oo ka dalka Soomaaliya ah ayaa bilihii ugu danbeeyayba waxaa saameyn weyn ku yeeeshay Abaar galaafatay dadka iyo duuniyada ku dhaqan deegaanno kala duwan oo dalka ka mid ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39900\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39901\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39902\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39903\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Maamulka Galmudug ayaa sheegtay in weli ay jirto saameynta ay yeelatay Abaartii ku dhufatay dalka, loona baahan yahay in la helo gargaar. Wasiirka\u00a0Wasaaradda gargaarka iyo arrimaha bani\u2019aadanimada maamulka Galmudug Mahad Maxamuud Cali oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay shacabka reer Galmudug in xoolohoodii ay ku waayeen Abaaraha, muhiimna ay tahay in ay helaan gargaar dadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39944,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39943","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39943","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39943"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39943\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39946,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39943\/revisions\/39946"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39944"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39943"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39943"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39943"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}