{"id":39931,"date":"2017-09-18T22:19:52","date_gmt":"2017-09-18T19:19:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=39931"},"modified":"2017-09-18T22:36:59","modified_gmt":"2017-09-18T19:36:59","slug":"khilaafka-u-dhaxeeya-oromada-iyo-soomaalida-oo-uu-ka-hadley-rwasaaraha-dalka-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/09\/khilaafka-u-dhaxeeya-oromada-iyo-soomaalida-oo-uu-ka-hadley-rwasaaraha-dalka-itoobiya\/","title":{"rendered":"KHilaafka u dhaxeeya Oromada iyo Soomaalida oo uu ka Hadley R\/Wasaaraha Dalka Itoobiya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/rw-itoobiya.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-39932\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/rw-itoobiya.jpg\" alt=\"\" width=\"846\" height=\"551\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/rw-itoobiya.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/rw-itoobiya-300x195.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 846px) 100vw, 846px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisul wasaraaha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa markii ugu horeysay ka hadlay rabshadaha sababay dhimashada baahsan ee u dhaxeeya qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada, waxaana uu tilmaamay in uu ka xun yahay qalalaasaha dhexmaray dadka rayidka ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal wasaare Desalegn ayaa marka hore ka tacsiyeeyay dhimashada ka dhalatay qalalaasaha labada, isaga oo ka sheegay in dowladda Itoobiya arintaan siweyn uga xun tahay,<\/p>\n<p align=\"justify\">Rabshadahan ayuu sheegay ra\u2019iisul wasaaraha in labada dhinacba ay kaga dhinteen dad aan waxba galabsan oo aad u badan, taasi bedelkeeda ayuu sheegay in uu amray ciidamada Itoobiya si ay u sugaan amniga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxxa sheegay in dadkii masuulka ka ahaa khalalaasahan la horkeeni doono sharciga, wuxuuna ku eedeeyay in dalka Itoobiya ay geliyeen marxalad deganaansho la\u2019aan ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaan ka xumahay khalalaasaha dhexmaray dadka rayidka ah, ee u kala safnaa \u00a0qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada, waxaan tacsi u dirayaa Eheladii iyo qoysaskii dadkooda ku waayay khalalaasahaasi, dadkii masuulka ka ahaa falkan oo ay ka mid yihiin raggii warbaahinta u isticmaalayay sida qaldan sharciga ayaa la horkeeni doonaa\u201d ayuu yiri Hailemariam.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale kale madaxweynayaasha dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya iyo Ismaamulka Oromada ayaa dagaalkaasi ku tilmaamay wax aanay horey dhaqan iyo caado toona midna ugu laheyn laba qowmiyadood ee Soomaalida iyo Oromada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Itoobiya ayaa sheegtay in ay halkaa ku direyso ciidamo si loo soo afjaro qalalaasaha loogana fogaado dilal danbe oo dhaca.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39900\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39901\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39902\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-39903\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaraaha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa markii ugu horeysay ka hadlay rabshadaha sababay dhimashada baahsan ee u dhaxeeya qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada, waxaana uu tilmaamay in uu ka xun yahay qalalaasaha dhexmaray dadka rayidka ah. Ra\u2019iisal wasaare Desalegn ayaa marka hore ka tacsiyeeyay dhimashada ka dhalatay qalalaasaha labada, isaga oo ka sheegay in dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":39932,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-39931","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39931","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39931"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39931\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39934,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39931\/revisions\/39934"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39932"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39931"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39931"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39931"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}